HomeMadaxweyne Biixi oo ka hadlay Rejada laga Qabo Soo Af-jaridda Colaadda Ceel-Afweyn

Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Rejada laga Qabo Soo Af-jaridda Colaadda Ceel-Afweyn

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa rejo fiican iyo Yididiilo ka muujiyey inay soo af-jaranto oo xal kama dambeys ah laga gaadho colaad soo noq-noqotay oo u dhaxaysa beelaha walaalaha ah ee wada-dega degmada Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag.

Madaxweyne Muuse Biixi waxa uu arrintan kaga hadlay kulan madaxtooyada uu kula yeeshay Odayaasha labada dhinac ee deegaankaas, iyadoo kulanka ay goob-joog ka ahaayeen Salaadiin, Cuqaal, Wax-garad iyo Masuuliyiin dowladda ka tirsan.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu sheegay in xiisadda Colaadeed ee ka taagan degmada Ceel-Afweyn tahay dhibaato wax-ka-qabasheeda iyo Xalkeedu Qaranka u yaallo oo aanay masuuliyadeedu cid gaar ah saarnayd, sidaas awgeed ay tahay in lagu wejaho dedaalladii iyo juhdigii la gelin-jiray nabadeynta ee ay Somaliland qaran ahaan ku soo caano-maashay.

Hadalka Madaxweynuhu ka jeediyey Madasha shirka ee la xidhiidha Xiisadda Ceel-Afweyn, kaga bogo Muuqaalka Hoose

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories