Bayaan laga soo saaray Xuska Maalinta Cidhibtirka Gefafka ka dhanka ah Saxaafadda Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa lagu soo gebo-gabeeyey kulan laba maalmood qaatay oo lagu Xusayey Maalinta Caalamiga ah ee Cidhib-tirka Gefafka ka dhanka...
Geeridii Marxuuun Cabdillaahi Fadal Iimaan: Gelbiskii Aaska iyo Galiilyadii Shacbiga
Markii aan habeenimadii 1-dii Nofemeber 2019-ka aan maqlay geerida waxa aan la xidhiidhay dhawr qof. Ciyaaryahan Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase) ayaa ii xaqiijiyay geerida...
Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Daahfuray Saddex Mashruuc oo loo tartamayo iyo Cidda ku guulaysatay Mashruuc loo tartamay
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta daahfuray Tartan loo geli doono Saddex mashruuc oo xukuumaddu ka fulinayso Gobollada Daad-madheedh iyo Maroodijeex. Guddigu...
Wasaaradda Arrimaha Bulshada oo Shaqo-abuur u samaysay 55 qoys oo Danyar ah
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Arrimaha Bulshada, Qoyska iyo Shaqo-abuurka ee Somaliland, ayaa shaqo-abuur u samaysay 55 qoys danyar oo laga soo kala xulay gobollada Dalka. Kulan...
Somaliland: Long Serving Police Commissioner Passes away
The late Police Commissioner, Major-General Abdillahi Fadal Iman, had spent his entire career in the service. From a junior officer at the time of...
“Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin midnaba lama Colloobi karo, waayo…” – Cabdiqaadir Jirde
"Waxaan arkaa mararka qaarkood, aniga iyo Muuse oo wada-qoslayna oo dadka qaarkood soo qorayaan 'tolow ma baastadii buu wax ugu daray'. Baastada waxba laysuguma...
Taliyihii Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland oo Aas Qaran loo sameeyey (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Taliyihii Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Marxuum Sarreeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan oo Xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa, ayaa maanta Aas Qaran...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

