Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Geerida Taliyihii Ciidanka Booliska oo uu ku tilmaamay Hawl-gar u Hagar-baxay Ciidanka iyo Amniga dalka

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay geerida Allah haw naxariistee Taliyihii Ciidanka Booliska Sarreeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan oo...

Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland oo Caawa ku Geeriyooday Hargeysa

  Hargeysa (SLpost)- Allah Naxariistiisa Janno haka waraabiyo waxa goor-dhawayd magaalada Hargeysa ku geeriyooday Taliyihii Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland Sarreeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan oo...

Awdal: Go’aamo laga soo saaray Khilaafka Dhul-beereedka Gargaara Bari

  Boorama (SLpost)- Shir-nabadeyn ah oo muddo todobaad ah ka socday deegaanka Gargaara Bari ee degmada Salal, ayaa maanta laga soo saaray go'aamo lagu dhex-dhexaadiyey...

Ugaaska Beesha Subeer Celi (Arab) oo u Hanjabay Guddoomiyaha Baanka Dhexe

  Hargeysa (SLpost)- Ugaaska Beesha Subeer Celi (Arab), ayaa ka hadlay khilaaf u dhexeeya Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Md Cali Ibraahim Jaamac iyo Warbaahinta...

Arabsiyo: Masuuliyiin Kormeeray Wejiga 1aad ee Dhismaha Jaamacadda Al-Cirfaan oo gebo-gabo ah

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiillada Somaliland Md Axmed-Yaasiin Sh. Cali Ayaanle oo ay weheliyaan xubno ka mid ah Guddiga gacanta ku haysa Dhismaha...

Lafa-gur Sharci: Garyaqaan Yuusuf Biixi Muxumed

  Lafa-Gur Sharci oo la Xidhiidha Qaraarka Maxkamadda Sare ay ka soo saartey Khilaafka u dhaxeeya Dugsiyada Gaarka loo leeyahey iyo Wasaarada Waxbarashada & Sayniska...

Sheekh Dirir oo Khudbad Kaga Hadlay Qaababka Kala Duwan ee loo Sameeyo Musuqmaasuqa iyo Sida Looga Tawbad Keeni Karo Xatooyada Xoolaha Ummadda

  Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaalida, ayaa la wadaagay bulshada sida ay xaaran u tahay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img