Waa Kuma Taliye Maxamed Aadan Saqadhi (Daba-gale), sideesu uga dareen-celiyey Xilka loo magacaabay?
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi Maxamuud (Daba-gale), ayaa ka dareen-celiyey Xilka madaxweyne Muuse Biixi u magacaabay. Taliyaha...
Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay Taliyaha iyo Ku-xigeenka Ciidanka Booliska
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu galabta soo saaray ku magacaabay taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska iyo Taliye ku-xigeenka...
Somaliland iyo Sweden oo ka Wada-hadlay Horumarinta Arrimaha Haweenka iyo Qodobbo kale
Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta Wasaaradda shaqada, Arrimaha bulshada iyo Qoyska, ayaa kulan Magaalada Hargeysa kula qaatay saraakiil ka socda Safaarada Dalka Sweden ku leeyahay Nairobi,...
Magacyada Shirkadaha Ku guulaystay Saddex Mashruuc oo Guddiga Qandaraasyadu Shaaciyey
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey magacyada shirkadaha ku guulaystay Saddex Mashruuc oo laga fulinayo gobollada Daad-madheedh iyo Maroodijeex. Mashaariicda oo...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Taliye Cusub u magacaabay Ciidanka Booliska Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Goor dhawayd Magacaabay Taliyaha Cusub ee Ciidammada Booliska Somaliland. Madaxweynaha ayaa Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska...
Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo dhaliilay Hoggaaminta Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa (SLpost)- De Maxamed Cabdi Gabboose ayaa eedaymo culus u jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Biixi oo uu sheegay inay ku dhisan tahay kooxo ku shaqaysanaya...
Maxaa ka jira In dalka Djibouti Kulan ku dhexmaray Ergooyin kala Socda Somaliland iyo Soomaaliya?
Djibouti (SLpost)- Ergo ka kala socota Somaliland iyo Soomaaliya ayaa kulan kooban oo wada hadaladii ku saabsan ku yeeshay dalka Djibouti. Sidaas waxa Geeska...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

