HomeSomaliland iyo Sweden oo ka Wada-hadlay Horumarinta Arrimaha Haweenka iyo Qodobbo kale

Somaliland iyo Sweden oo ka Wada-hadlay Horumarinta Arrimaha Haweenka iyo Qodobbo kale

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

 

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta Wasaaradda shaqada, Arrimaha bulshada iyo Qoyska, ayaa kulan Magaalada Hargeysa kula qaatay saraakiil ka socda Safaarada Dalka Sweden ku leeyahay Nairobi, waxaanay ka wadahadleen arrimo la xidhiidha xoojinta iskaashiga ka dhexeeya labada dawladdood, gaar ahaan arrimaha khuseeya horumarinta Haweenka.

blankSida lagu sheegay qoraal lagu faafiyey Bog Wasaaraddu ku leedahay Barta Xidhiidhka Bulshada ee Facebook, Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Marwo Hinda Xirsi Gaani iyo Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi Cabdirashiid Xasan Cabdiraxmaan, ayaa xafiiska Wasaaradda ku qaabilay madaxa waaxda Iskaashiga iyo Horumarinta ee Safaarada Sweden oo hogaanayey Weftiga Sweden iyo xubno kale oo wehelinayey.

Qoraalka ayaa lagu yidhi sidan:- “Wasiirka wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland iyo agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa maanta kulan la qaatay madaxa iskaashiga iyo horumarinta ee saafarada Sweden ku leedahay wadanka kenya.

Kulankaasoo lagaga wada hadlay xoojinta iyo dardar gelinta wada shaqaynta labada dal.
Waxaana kamid ahaa qodobada ay kawada hadleen horumarinta haweenka Somaliland iyo ka qayb galka siyaasadda iyo shaqo abuurka.

blankDhanka kale waxay taageereen waxqabadka balaadhan ee ka socda guud ahaamba dalka.” ayaa lagu sheegay warkan oo bogga Wasaaradda lagu daabacay 4-tii bisha November oo ku beegan Isniintii shalay.

Somalilandpost.net
somalilandpost@live.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories