Bilowga Dib-u-Dhis lagu samaynayo Jidka Ugu Burburka Badan Caasimadda Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Wax-garadka iyo Odayaasha Xaafadda Goljanno, ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya Dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa ay bilaabayaan dhismaha Jidka Laamiga ah ee...
“Noo Kordhiya oo Tuumbooyinka Noo Wada fura…” – Agaasime Maxamed Xasan Cali ‘Weji’
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Telefishanka Qaranka ee Somaliland Maxamed Xasan Cali (Weji) oo hadal ka jeediyey Kulan mahad-naq ah oo shaqaalaha wasaaradda Warfaafintu ku maamuuseen...
Milatariyaynta Ciidanka Booliska: Halis kale oo hor leh
28-kii Maarij, 2019-kii ayuu madaxweyne Biixi taliyaha guud ee ciidanka Asluubta u magacaabay Axmed-Libaax oo hore u ahaa abaanduullaha koowaad ee Ciidanka Millatariga. Qiyaastii sagaal...
Warbixin soo bandhigtay Saluug Djibouti ka Qabto Wada-shaqaynta Somaliland ee dhinaca Amniga
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Djibouti ayaa ku eedaysay dawladda Somaliland inay ka gaabisay inay wada shaqayn kala samayso baadhista kiiska qaraxii Djibouti ka dhacay sannadkii...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Tacsi u diray Marxuum Mujaahid Maxamed Boodhle oo maanta Geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa tacsi u diray ehelka, qaraabada, asxaabta iyo Bulshada uu ka baxay Allah Naxariistiisa Janno hawgu...
Hargeysa: MASUUL soo Faqay Dhaliilaha MASUULKII uu Martida u ahaa iyo Jewigii Madasha
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Hay’adda Barakacayaasha iyo Arrimaha Qaxoontiga ee Somaliland Mr. Cabdikariin Xuseen Xinnif, ayaa hadal uu ka jeediyey madal lagu daah-furay dhisme iyo...
Horn of Africa countries launch regional initiative as peace dividend beckons, $15 billion investment on the cards
Five Horn of Africa countries have launched an initiative to forge closer economic ties, building on the improving political climate in the sub-region. The initiative...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

