HomeMagacyada Shirkadaha Ku guulaystay Saddex Mashruuc oo Guddiga Qandaraasyadu Shaaciyey

Magacyada Shirkadaha Ku guulaystay Saddex Mashruuc oo Guddiga Qandaraasyadu Shaaciyey

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey magacyada shirkadaha ku guulaystay Saddex Mashruuc oo laga fulinayo gobollada Daad-madheedh iyo Maroodijeex.

blank

Mashaariicda oo la Daah-furay Axaddii todobaadkan isla markaana ay ku tartameen 26 Shirkadood, ayaa isugu jira laba mashruuc oo laga fulinayo gobolka Daad-maadhe iyo Mashruuc laga fulinayo gobolka Maroodi-jeex.

Kulan maanta ku qabsoomay Xarunta Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo lagu shaaciyey natiijada tartanka loo galay mashaariicda, waxa goob-joog ka ahaa Xubno ka tirsan Guddiga Qandaraasyada, Shirkadaha tartanka ka qayb-galay iyo Masuuliyiin ka socotay hay’adaha dowladda ee Mashaariicda loo fulinayo.

Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen oo ugu horeyn kulanka ka hadlay, ayaa halkaas ka shaaciyey magacyada shirkadaha ku guulaystay Saddexda Mashruuc oo kala ah Dhismaha iyo Dayac-tirka Xabsiga Gobolka Daad-madheedh, Dhismaha iyo Dayac-tirka Maxkamadda Gobolka Daad-madheedh iyo ugu dambayn Dhismaha iyo Dayac-tirka Maxkamadda Rafcaanka ee gobolka Maroodijeex.

Faahaahinta Warkan iyo Magacyada Shirkadaha ku guulaystay Mashaariicda ee Guddoomiyuhu shaaciyey, kaga bogo Muuqaalka Hoose

 

Somalilandpost.net
somalilandpost@live.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories