Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Xisbiga Waddani oo soo bandhigay Natiijada uga soo baxday Kulankii Madaxweynaha Somaliland iyo Raysal-wasaaraha Ethiopia

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa natiijo lagu khasaaray oo aan qaranimada Somaliland iyo qaddiyadda dalka waxba u soo kordhin ku tilmaamay...

Muxuu Alle (SW) Kala Hadlaa Muruqan-Yar?

Khuburada ku xeelka dheer cilmiga barashada caafimadku waxay sheegaan, in marka ay dhimato maskaxadu uu qofku geeriyoodo, iyadoo ay inoo muuqato kumanaan kun oo...

Madaxweyne Biixi iyo Wefti Uu Hoggaaminayo oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Gobolka Gabiley (SAWIRRO)

Gabiley (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta si  ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Gabiley ee...

Sawir guud aan ka bixino doodda dhexmartay Muuse Biixi iyo Abiy Axmed – QORMO XIISO BADAN

QALINKII Barkhad-ladiif M. Cumar.   Inta badan madaxweyne Muuse Biixi waa nin dadka iyo deegaankaba aad u kala yaqaan, qof kasta oo uu la kulmo waxa uu...

Is-wEydaari Indhaha, Farmaajow! W/Q: Maxamed Gacayte

Haday bishu hortaada timaado ma beenin kartid, kolkaa siday doonto haw dhigtee Somalia way ku qasban tahay inay bogaadiso kulanka Madaxda labada Dal ee...

ADDIS ABABA: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Booqday Safaaradda Somaliland Ku Leedahay Dalka Itoobiya

 Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftiga uu hoggaaminayo oo ku guda jira safarka shaqo ee ay ku joogaan dalka Itoobiya, ayaa maanta...

“Waxa la isku af-gartay in arrimaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya lagu xalliyo wada-hadal iyo fagaare caalami ah” – War-saxaafadeed

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay soo-jeedin Raysalwasaaraha Itoobiya ugu gudbiyey madaxweynaha Somaliland in la sii amba-qaado wada-hadalladii u socday Soomaaliya. War-saxaafadeed ka soo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img