HomeXisbiga Waddani oo soo bandhigay Natiijada uga soo baxday Kulankii Madaxweynaha Somaliland...

Xisbiga Waddani oo soo bandhigay Natiijada uga soo baxday Kulankii Madaxweynaha Somaliland iyo Raysal-wasaaraha Ethiopia

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa natiijo lagu khasaaray oo aan qaranimada Somaliland iyo qaddiyadda dalka waxba u soo kordhin ku tilmaamay Safar Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wefti uu hoggaaminayaa shalay ka soo laabteen magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo ay kula kulmeen Raysal-wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed oo marti-qaad rasmi ah u fidiyey Madaxweynaha Somaliland.

Faadumo Siciid

Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, Waxa uu ku dooday in safarka madaxweynaha ee dalka Itoobiya hoos u dhigay meeqaamkii dowladnimo iyo waddan isla markaana Somaliland ka dhigay maamul-goboleed.

 

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga WADDANI, Faadumo Siciid oo maanta saxaafadda la hadashay waxa ay sheegtay in madaxweyne Muuse Biixi dalka kula soo laabtay Meeqaamka Somaliland oo maamul-goboleed ah.

 

BAL HADDABA, MUUQAALKAN HOOSE KAGA BOGO HADALKA MARWO FAADUMO SICIID OO HUWAN SIYAASADDA XISBIGA IYO WAXA UU KA AAMINSAN YAHAY NATIIJADA SAFARKII MADAXWEYNAHA EE DALKA ETHIOPIA

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories