Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Xilliga la bilaabayo Dhismaha Jidka Mashruuca Berbera Corridor
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Eng Cabdilaahi Abokor, ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan la bilaabayo dhismaha Mashruuca Berbera Corridor oo...
Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland oo si weyn loogu dabbaal-degay iyo Madaxweyne ku-xigeeka oo ka Qayb-galay
Hargeysa (SLpost) Magaalada Hargeysa waxaa siweyn looga xusay maalinta dhalinyaradd Somaliland taasi oo loo asteeyay 20-ka bisha February oo sannad kasta la xuso. Waxaana socodka...
Maxay Ka Wada-hadleen Madaxweyne Muuse Biixi iyo Raysalwasaare Abiy Ahmed oo Addis Ababa ku kulmay
Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo ku sugan caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, ayaa ...
Madaxweynaha Somaliland oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Addis Ababa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa gaadhay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, waxaana halkaas si diirran ugu soo dhaweeyey...
Hargeysa: Wasaaradda Arrimaha Bulshada oo olole ku qaadday Carruurta Darbi-jiifka ah
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada, ayaa olole ay maanta Qaadday waxa ay ku ururisay 39 Carruur derbi-jiif ah oo ku nool Dooxa iyo Jidadka...
Muxuu Wasiirka Beeraha Somaliland kala soo Guryo-noqday Safarkii Dalka Turkiga?
Hargeysa (SLpost) - Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Muumin Seed oo Safar ugu maqnaa Dalka Turkiga, ayaa Maanta Dalka dib ugu...
Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo kormeeray Dhismaha Waddada GAMBO-CUNE iyo halka ay marayso
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex, ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha Waddo Cusub oo Isku xidhaysa Xaafadda 150-ka Dooxa Gambo-Cune ee duleedka Woqooyiga magaalada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

