HomeADDIS ABABA: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Booqday Safaaradda Somaliland Ku Leedahay Dalka...

ADDIS ABABA: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Booqday Safaaradda Somaliland Ku Leedahay Dalka Itoobiya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftiga uu hoggaaminayo oo ku guda jira safarka shaqo ee ay ku joogaan dalka Itoobiya, ayaa maanta booqasho  ku tegay safaaradda Somaliland ku leedahay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa.

 

Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee wehelinaya, ayaa waxa safaaradda kusoo dhaweeyey safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya, Ambassador Axmed Xasan Cigaal, ku xigeenkiisa iyo shaqaale weynaha ka hawlgala safaaradda.

safaaradda Somaliland ee Addis Ababa Biixi (2)

Safiirka Somaliland ayaa madaxweynaha siiyey warbixin ku saabsan qaabka ay safaaraddu u shaqayso, qorsheyaasha u qabsoomay iyo horumarka ay ka sameeyeen xoojinta xidhiidhka labada dal.

 

Madaxweynuhu waxa uu safiirka iyo guud ahaanba shaqaale weynaha safaaradda Somaliland ku leedahay dalka Itoobiya ku bogaadiyey sida hagar la’aanta ah ee ay qarankooda ugu shaqaynayaan, waxana uu ku boorriyey inay halkaa ka sii wadaan dedaalkooda.

safaaradda Somaliland ee Addis Ababa Biixi (1)

Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wefti uu hoggaaminayo oo shalay u anba-baxay dalka Itoobiya, ayaa xalay kulan ballaadhan oo arrimo door ah lagaga hadlay la yeeshay Raysalwasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed oo marti-qaad u fidiyey madaxweye Muuse Biixi Cabdi.

safaaradda Somaliland ee Addis Ababa Biixi (3)

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories