Golaha Wasiirrada Somaliland oo dood ka yeeshay Siyaasadda Dhulka iyo Dhibaatada ka dhasha Mulkiyaddiisa
Hargeysa (SLpost)- Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta si qoto-dheer loogu falan-qeeyey siyaasadda xukuumadda ee ku wejahan Maamulka dhulka iyo sidii...
Dowladda Maraykanka oo Dhalashada kala noqotay Sheekh Caan ah Somaliland u dhashay
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Maraykanka ayaa dhalashadii dalkeeda kala noqotay Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Kaariye oo asal ahaan ka soo jeeda Somaliland, waxaanu toddobaadkii hore soo...
DAAWO Qaybta 1aad ee Taxanaha Taariikhda Lama-illaawaanka ah ee Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun
Akhristeyaasha ku xidhan Shabakadda Somalilandpost iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo martay Dunida Islaamka...
FINLAND: Xuska Qarannimada Somaliland ee 18 May oo si ballaadhan loogu dabbaal-degay iyo Danjire Saamiya Muuse oo Ka Hadashay
Helsinki (SLpost)- Munaasibad lagu xusayey maalinta qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu qabtay magaalada Helsinki ee dalka Finland, ayey ka qaybgaleen Jaaliyadda Somaliland ee dalkaas...
Prof Axmed Ismaaciil Samatar Oo Ku Taliyay In Deg-deg Wax Looga Qabto Dilka Saraakiisha
Boorama (SLpost)- Prof Axmed Ismaaciil Samater ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dilkii dhawaan duleedka degmada Yagoori loogu geystay labada Sarkaal, waxaanu sheegay inuu...
Sucuudiga Oo Ku Soo Biiray Dalalka Danaynaya Dhexdhexaadinta Somaliland iyo Soomaaliya
Riyaad (SLpost)- Boqortooyada Sucuudiga ayaa ku soo biirtay dalalka Geeska Afrika iyo kuwa beesha caalamka ee tar-tanka ugu jira dhex-dhaxaadinta Somaliland iyo Soomaaliya, gaar...
Maxay ka wada-hadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibeda ee Masar oo maanta kulmay?
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wasiir ku xigeenka arrimaha dibeda dalka Masar, Mr. Xamdi...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

