HomeProf Axmed Ismaaciil Samatar Oo Ku Taliyay In Deg-deg Wax Looga Qabto...

Prof Axmed Ismaaciil Samatar Oo Ku Taliyay In Deg-deg Wax Looga Qabto Dilka Saraakiisha

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Boorama (SLpost)- Prof Axmed Ismaaciil Samater ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dilkii dhawaan duleedka degmada Yagoori loogu geystay labada Sarkaal, waxaanu sheegay inuu ahaa dil aad u fool xun , isla markaana aan la ilaabi karrin, waxaanu sidoo kalena bar-bar dhigay dhac-dii lagu laayey macalimiinta ee ka dhac-day degmada Dilla.

blank

Prof Samater ayaa sidaas ka sheegay khudbad uu ka jeediyey magaalada Boorama Habeen hore waxaanu haddalkiisa ku bilaabay sidan “Annigu waxaan qabaa labadaa sarkaal ee tolka ah ee iyaga oo aan wax-ba galabsan shaqadiii Dowlada ee loo diray Gacanta ku haya in la ugaadhsado oo la dilo , dilka caynkaasina dilalka kale wuu ka sii duwan yahay, waayo qof Dowlada ka socda oo sharcigii ku socda oo hawshiisii qabsaday in dad shicib ahi ay goostaan inay dilaan dabateedana ay ka dhabeeyaan waa dilka arrimaha ugu xun ayey kamid tahay.”Ayuu yidhi

 

Isagoo haddalkiisa siiwata ayuu intaasi ku daray “Horta annigu aad iyo aad ayaan arrintaas uga murugaysanahay, waxa la iloobi karayo inay tahayna ilaama eeka  ee waa wax xusuusta gelaya diiwaan-ka iyo ummadda.”

 

Dhanka kalene Prof Samater ayaa Xukuumadda ugu baaqay inay deg deg wax uga qabato arrintaasi isagoo sheegay inay toban indhood ku eegayaan kiis-kaasi iyo halka la mariyo “Waxaan annigu ku talinayaa dilka caynkaas ahi inuu yahay mid deg deg wax looga qabto dadkii waxaas geystayna deg deg loo soo qabto ee aanay wareegin aanay wareegin hore ayey noo soo martay dad tolka ah oo lagu laayey magaalada Dilla duleedkeeda oo iska wareegtay iska wareegtay arrintaasu “mar idage alle ha dago mar labaad idage annaa is dagay” mar dambe ma yeelayno, annagoo toban indhood leh ayaan ku eegayna dacwadaasi halka ay marto waan ku eegaynaa .”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories