Monthly Archives: November, 2019

spot_imgspot_img

Boorame: Agaasimaha Guud ee Cadaaladda oo Daah-furay Barnaamij Kaalmo Sharci ah oo Danyarta lagu taageerayo

  Borama (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda Somaliland, Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Ismaaciil, ayaa magaalada Boorama ka daah-furtay barmaamuj ku saabsan Arrimaha garsoorka oo dadka...

“Guddoomiye Faysal iyo Boqor Cismaanow Hadalkiinu ma Waafaqsana Dariiqyada Shareecada Islaamka ee xalinta Khilaafka”

  Waxa Qoray Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleye). Salaanta Islaamka ka dib, wadajirka iyo walaaltinnimada u dhexeysa ummada Islaamka ilaalinteeda Ilaahay SW si weyn ayuu inoogu...

Danjire Baashe Cawil oo Faahfaahiyey Natiijada ka soo Baxday Shirka Maalgeshiga Somaliland ee Nairobi

  Hargeysa (SLpost)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Danjire Baashe Cawil oo u warramay Laanta Afka Soomaaliga ee Telefishanka BBC, ayaa faahfaahin dheeraad ah ka...

Shirkadda Boodhari Mills oo bilowday Goynta Dalagga Qamaddiga

  Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Boodharimills ayaa bilowday goynta Dalagga Beeraha Qamadiga oo shirkaddu maalgelisay, kuwaas oo laga filayo inay qayb ka noqdaan wax-soo-saarka Wershadda Daqiiqda...

Tartanka Fardaha Gobollada Somaliland oo Hargeysa ka furmay iyo Cillado farsamo soo food-saaray

  Hargeysa (SLpost)- Tartanka Fardaha oo ay ku loolamayaan Lixda Gobol ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay Garoonka Kubadda Cagta ee magaalada...

Nabsi Jaceyl – W/Q: Faadumo Buuni

  Waxay ii ahayd iyadu noloshayda dhammaanteed. Waxay ii horseeday wannaag dhammaantii. Markasta waxay ilaalin jirtay wadnahayga in aanuu dhaawac soo gaadhin. Noloshada gabi ahaanteedba...

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo War Ka Soo Saartay Culimo Khilaafkooda Bulshadu Dareentay

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa digniin adag u dirtay Culimo baraha bulshada khilaafkooda laga dareemay, isla markaana jawaabo iyo dalabyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img