Monthly Archives: October, 2019

spot_imgspot_img

21 October: Maalintii Soomaaliya Laga Dhagax-dhigay Kacaankii Keli-talisnimada iyo Kawaankii Gawraca Dadka

  21 October waa 50 sanno-guuro ama nus-qarni ah oo waa maalintii bilawga kacaankii kadeedka, keli-talisnimada, kibirka, kufsiga, keenaynta bulshada, kawaankii gawraca dadka, kool-koolintii kaadariinta...

Maayarka Caasimadda oo Go’aan ka soo saaray Shaqaalaha Ajaanibka ah ee ka Shaqeysta Hargeysa

  Hargeysa (SLpost)- Maayarka Magaalada Hargeysa Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa sheegay in tallaabo laga qaadi doono Dadka Ajaajibka ah ee Sharci la’aanta kaga...

Meydka Nin La Aqoonsan waayay oo laga helay Seeraha magaalada Boorama

Boorama (SLpost)- Nin Meydkiisu gubtay ayaa laga helay badhtamaha Seeraha Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal. Ninkan ayaan weli la aqoonsan wejigiisa, Magaciisa iyo Sababta...

Masuul Ka Tirsan Xisbi Mucaarid ahi Ma Noqon Karaa Falan-qeeye Dhexdhexaad ah oo Warbaahin ka Hawl-gala? – FAALLO

                        "Kabashada Cilmiga Gaaban Waa Lagu Kadeedmaa" “Goormuu Noqday Mustafe Suxufi Ama Khabiir Falanqeeya Dakhliga...

London: Todobaadka Somali Week Festival oo si Rasmi ah loo Daah-furay iyo Hal-Abuurka sannadkan ka Qayb-galaya

  Hargeysa (SLpost)- Magaalada London ee dalka UK waxa xalay si rasmi ah looga daah-furay Munaasibadda Toddobaadka Soomaalida (Somali Week Festival) oo ah bandhig-suugaaneed lagu...

Hargeysa: Wasiirkii hore ee Wershadaha oo soo bandhigay Sababta ka dambaysa Diidmada Guddoomiye Cirro ee Xubnaha Komishanka Madaxweynuhu soo magacaabay

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Wershadaha Somaliland, Shucayb Maxamed Muuse, ayaa soo bandhigay sababo uu ku sheegay inay salka ku hayaan go'aanka diidmada...

Safiirka Midowga Yurub oo 10 Cisho Gudahood Markii 2aad Kulan la Qaatay Madaxweyne Biixi iyo Arrimaha laga wada-hadlay

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka kooban Safiirrrada Midawga Yurub iyo dalka Sweden u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img