HomeMasuul Ka Tirsan Xisbi Mucaarid ahi Ma Noqon Karaa Falan-qeeye Dhexdhexaad ah...

Masuul Ka Tirsan Xisbi Mucaarid ahi Ma Noqon Karaa Falan-qeeye Dhexdhexaad ah oo Warbaahin ka Hawl-gala? – FAALLO

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

                       

“Kabashada Cilmiga Gaaban Waa Lagu Kadeedmaa”
“Goormuu Noqday Mustafe Suxufi Ama Khabiir Falanqeeya Dakhliga Dawlada iyo Haayadaha Madaxa Banaan”

Horaa Loo Yidhi “Nin ambaday halkuu aaday, way ula ekoonayd” Mustafe C.raxmaan Habane waa wiil kamid ah da’yarta somaliland ee dalka wax ku bartay,kabashada cilmiga gaaban waa lagu kadeedmaaye Waxaa bilhii ugu danbeeyey uu barnaamij loo bixiyey maamul wanaaga kasii daayaa Telefishanka madaxa banaan ee Hctv, oo ujeedada tvgu ka leeyahay tahay mid dano gaara dabada ku haysa. waxaa uu kusoo qaataa xisaabo male awaal ah oo uu kagaga faalloodo dakhliga iyo kharashaadka wasaaradaha iyo hay’adaha dawlada, kuwaas oo uu meel kagaga dhaco masuuliyiinta iyo madaxda qaranka u shaqeynaysa.
Shacabka Somaliland hadaba ma iswaydiiyeen Mustafe c,raxman habane ma wariyaa mise yahay falanqeeye ama khabiir ka faallooda arrimaha xisaabaadka iyo dakhliga dawlada.
Mustafe c.raxmaan habane oo hore uga soo shaqeeyey xafiiska imtixaanaadka qaranka oo uu shahaadooyinka ku qori jiray qoraalka, kadib markii shaqadaasi laga caydhiyey, waxaa uu si rasmiya ugu biiray xisbiga mucaaridka ah ee waddani kaas oo xil looga magacaabay wakhtigii ololaha.
Mustafe oo kamid ahaa dhalinyarta sida caadifadeysan ugu dagaalanta social media wakhtigii ololuhu socoday si aad ahna u dhaliili jiray xisbigii kulmiye iyo xukuumaddii madaxweyne siilaanyo oo wakhtigaas uu sheegi jiray in laga musuqmaasuqay shaqo uu tartan u galay balse hay’ada shaqaalaha dawladu warbaahinta la wadaagtay natiijada ardaydii imtixaankaasi gashay oo mustafe habane kamid ahaa dadkii ku dhacay imtixaankaasi, taasi waxay sababtay inuu shaqo joogto ah ka dhigto dhaliisha iyo aflagaadada madaxda qaranka.
Shacabka Somalilland sidee ayey u dhegaysan karaan Shaqsi aragti xisbi mucaarid ah xanbaarsan oo xil ka haya.
Ma noqon karaa falanqeeye ama khabiir si dhexdhexaad ah u sharxa dakhliga dawlada iyo isticmaalka kharashaadka miisaaniyada dalka.?
Waxaa iyana iswaydiin Mudan haddii aan xukuumada necebahay ama aan kasoo horjeedo dhaliisheeda miyaan ugu soo gabanayaan hadba magac iyo barnaamij aan tv kasoo jeediyo aragti xisbi mucaarid ah oo daaha dabadiisa laga hagayo.

Door Intee Leeg ayuu ku Lahaa Mustafe C,raxmaaan habane Ololihii Doorashada Xisbiga mucaaridka ah ee waddami Muxuuse ahaa xilkii uu ka hayey wakhtigaasi.

blankHalkan Ka Daawo Shaacintii Wakhtigii uu Ku Biiray Xisbiga Waddani

Dib u milicso aragtida xisbiyeysan ee sanad iyo badh uun ka hor uu mustafe la wadaagay bulshada,
Sidee ayaanu maanta mustafe uga dhegaysan karnaa ama uu ku noqon karaa falanqeeye dhexdhexaad ah oo bulshada u dhex ah.?

blank blank blank

blank blank blank

Dhinac Kale haddii aynu ka eegno dhammaan haayada qaranka iyo wasaarada dawlada dakhligooda oo dhan miyaa la wada musuqmaasuqaa, sidee ayey caqliga u galaysaa in masuuliyiintii dawlada dhammaantood la wada yidhaa waxaba may qaban ama si qaldan ayey wax u maamuleen miyey aragti sax ah noqonaysaa.

 

Qalinkii Cabdiladiif Hassan, Suxufi Madax-bannaan

La soco Faallada tan xigta.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories