HomeLondon: Todobaadka Somali Week Festival oo si Rasmi ah loo Daah-furay iyo...

London: Todobaadka Somali Week Festival oo si Rasmi ah loo Daah-furay iyo Hal-Abuurka sannadkan ka Qayb-galaya

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa (SLpost)- Magaalada London ee dalka UK waxa xalay si rasmi ah looga daah-furay Munaasibadda Toddobaadka Soomaalida (Somali Week Festival) oo ah bandhig-suugaaneed lagu soo marti-qaado Fannaaniin, Abwaanno, hal-abuurro dhinaca xirfadda ah, kaas oo sannad kasta xilligan oo kale lagu qabto magaalada London.

blankMunaasibadda oo xalay ku qabsoontay Xarunta British Libraray, waxa ka qayb-galay dadweyne tiro badan oo isaga kala yimi qaaradda Yurub iyo meel kale, iyadoo halkaas ay ka goob-joog ka ahaayeen hal-abuurrada Soomaaliyeed ee lagu marti-qaaday oo isagu jira Qoreyaal, Fannaaniin, Maansayahan, Murtiyahan, Maleeyahan, Maadyahan iyo xubno kale.

Furitaanka Somali Week Festival oo noqonaya sannadkii 11aad ee la qabto, waxa sannadkan dhinaca Somaliland laga marti-qaaday oo dalka ka tagay Abwaanno iyo Fannaaniin ay ka mid yihiin Maxamed BK iyo Cabdilaahi Xasan Ganey.

Todobaadka Somali Week oo ah bandhig xoogga lagu saaro dhiirri-gelinta dhinaca Fanka iyo Suugaanta, waxa soo qaban-qaabiya Ururka Keyd oo kaashanaya hay’ad dowladda Ingiriiska u qaabilsan dhinaca dhiirrigelinta Fanka iyo Ururro kale.

Muuqaalka Hoose ka daawo Warbixin laga diyaariyey Jewigii xalay ee Furitaanka Somali Week ee magaalada London

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories