“Habar-Yoonis iyadaa guulaysatay… haddii Xukuumadda Somaliland inta hadhsan kaga baxdo, annagaaba Jabhadda ku biiri…” Siyaasi ka hadlay Shuruudihii Madaxweynaha ee Ergadii Korneyl Caarre
Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Ismaaciil Cabdi oo ka mid ah siyaasiyiinta Madaxa-bannaan ee Somaliland, inta badanna gorfeeya kana hadla Arrimaha Bulshada iyo Wax-ka-qabashada caqabadaha hortaagan...
Golaha Wakiillada Somaliland oo shaaciyey in Xeer-nidaamiyaha Wasaaradda Waxbarashadu Soo Saartay Khilaafsan yahay Siyaasadda Guud ee Dalka
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaanada golaha wakiilada Somailand oo maanta warbixin ka dhagaysanayay gudidada joogtada ee golaha wakiilada ayaa ka warbixiyay xaalada dalka iyo muranka udhexeeya...
Madaxweynaha Dalka Guinea Oo Madaxweyne Geelle Uga Mahadceliyay Wada-hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha dalka Guinea Alpha Conde, ayaa Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele oo dalkiisa booqanaya wuxuu uga mahadceliyay dedaalo uu sheegay inuu ku...
Hargeysa: Xarunta Sahan oo gaadhay heer Qaran iyo waxbarasho cusub oo lagu kordhiyey
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta, arrimaha bulshada iyo Qoyska Hinda Xirsi Gaani, ayaa ku dhawaaqday “runtii waxaanu agaasinka iyo maamulka Sahan heshiis ku nahay...
Borame: Shirweynaha Heer Qaran ee Qoondada Haweenka Somaliland oo la soo gebo-gabeeyey iyo Qodobbo ka soo baxay
Boorame (SLpost)- Magaalada Boorama gaar ahaan Hotelka Saw ee magaaladaasi waxa lagu soo gabo gabeeyey shirweynihii lagaga hadlayey arrimaha haweenka gaar ahaana kootada kuraasta...
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Cabdilaahi Obsi
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qayb-galay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Cabdilaahi Cige Muuse (Obsi) oo...
Faahfaahinta Kulan uu Maayarka Hargeysa la yeeshay Laamaha ammaanka ee Caasimadda
Hargeysa (SLpost)- Duqa Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid, ayaa maanta xafiiska kulan ballaadhan kula qaatay saraakiil sarsare oo ka tirsan Laamaha Ammaanka ee Caasimadda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

