Monthly Archives: October, 2019

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo Xadhigga ka jaray Mashruuc $20 Milyan ku baxday

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xadhigga uga jaray mashruuc ballaadhan oo ay leedahay shirkadda SOMPOWER,...

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Magacyada Shirkadaha ku guulaystay Mashaariic loo tartamay iyo qaaar hor leh

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey Shirkado ku guulaystay Saddex Mashruuc oo tartankooda la naadiyey todobaadkan, kuwaas oo ay ku...

Somaliland: Wasaaradda Ganacsiga Oo Xabsiga Ku Gurtay Ganacsato Ajaanib Ah

  Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga Mustafe Maxamed Cali ( Bile), ayaa sheegay inay xabsiga ku gureen ganacsato ajaanib ah oo ay ka...

Dawladda Itoobiya Oo Gacanta ku dhigtay 2 Ka Mid ah Dableydii Soo Weerartay Saldhigga Booliska Boorama

  Hargeysa (SLpost)- Dawladda Itoobiya ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigtay laba ka mid ah dablaydii habeen hore salaadii subax weerartay saldhiga degmada Borama...

DOODAHA DANYARTA IYO DUGSIYADA GAARKA AH ~ Q.4aad – Qalinka: Axmed Cismaan Batuun

  Waxaad soo aragteen sida ay dugsiyada waxbarashada ee gaarka loo leeyahay u marin habaabiyeen tacliinta dalka,iyo sida ay u bililiqaysteen macalimiinta,ardayda,iyo waxyaalaha ay ku...

Drs Edna Adan oo Madal Kulmisay Haldoorka Bulshada ku soo bandhigtay Buug xambaarsan Miisaanka Waayihii Taariikhda Nolosheeda {Akhriso + SAWIRRO}

  Hargaysa (SLpost) Xaflad lagu soo bandhigayey Buug ay  qortay Dr. Edna Aden Ismaaciil oo ka hadlaya taariikhda iyo waayihii nololeed ee ay u soo...

Hargeysa: Tabobar loo soo xidhay 50 Dhalinyaro Ah Oo Fursad Maalgelin Ganacsi ka helay Daladda NAGAAD

Hargaysa (SLpost)- Sabtidii shalay waxa la soo gabo gabeeyey barnaamij muddo afar cisho ah ka socday Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa, barnaamijkaasi oo ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img