HomeSomaliland: Wasaaradda Ganacsiga Oo Xabsiga Ku Gurtay Ganacsato Ajaanib Ah

Somaliland: Wasaaradda Ganacsiga Oo Xabsiga Ku Gurtay Ganacsato Ajaanib Ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga Mustafe Maxamed Cali ( Bile), ayaa sheegay inay xabsiga ku gureen ganacsato ajaanib ah oo ay ka soo qabqabteen iyaga oo ganasi hoosaad kaga shaqaysanaaya Wajaale.

blankAgaasimahu waxa uu sheegay inay dadkani u dhasheen dalalka Shiinaha, Jarmalka,Burtiqiis, Masar, Sudaan iyo Yaman, waxaanu sheegay in aanu sharciga dalku u fasaxayn inay ganacsi hoosaadyo ay dadka ajaanibka ah ka shaqeeyaan.

“Dhawaan wasaarada ganacsiga waxa ay cabasho uga timi ganacsatada oo ka cabanaayay ajaanib faro badan oo ka ganacsanaayay ganacsigii ay hayeen, waxa ka mid ah ganacsatada soo cabatay kuwa Wajaale iyo Hargeysa wasaaraduna kormeer ayay samaysay waxaanay tagtay Wajaale halkaas waxaanu ku soo aragnay ganacsato faro badan oo ajaanib ah oo Shiiniis iyo kuwo kaleba isugu jirta, ganacsatadaas shiiniiska ah oo ka ganacsanaayay ganacsigii uu ka ganacsan lahaa qofka muwaadinka ah ee Somaliland waxay iibinayeen tafaariiq iyo jumladba, waxaanay meherado yar yar ay ka furteen magaalada Wajaale,” ayuu yidhi Agaasimuhu.

Isaga oo hadalkiisa sii watay, waxa uu yidhi, “Ganacsatadaas wasaaradu waa ay soo wada xidhxidhay oo isugu jiray Shiine,Jarmal, Suudaan,Bortaqiis,Yamaniyiin, Masriyiin iyo Carab kale,markii la waydiiyay ruqsada ay ku shaqaynayaana waxay dhamaantood la soo baxeen liisamo ay leeyihiin muwaadiniin reer Somaliland ah.”

Waxa uu sheegay agaasimuhu in ganacsigu uu xor yahay se ay muhiim tahay in ajaanib iyo muwaadiinba sharciga la maro, isla markaasna aanay dadka ajaanibka ah ka shaqayn Karin ganacsiyada yar yare ee muwaadiniintu ay qaban karaan oo sharcigu uu ka reebayo.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories