HomeGuddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Magacyada Shirkadaha ku guulaystay Mashaariic loo tartamay...

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Magacyada Shirkadaha ku guulaystay Mashaariic loo tartamay iyo qaaar hor leh

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey Shirkado ku guulaystay Saddex Mashruuc oo tartankooda la naadiyey todobaadkan, kuwaas oo ay ku tartameen shirkado tiro badan oo muwaadiniin ah.

Kulan maanta ku qabsoomay Xarunta Guddiga Qandaraasyada Qaranka, isla markaana ay goob-joog ka ahaayeen Xubnaha Guddiga Qandaraasyada, Shirkadaha tartanka ka qayb-galay iyo masuuliyin ka tirsan Dowladda, ayaa lagu shaaciyey magacyada saddex shirkadood ku guulaystay Mashaariicda oo loo fulinayo hay’adaha dowladda.

Saddexda Mashruuc ayaa kala ah Dhismaha Garoonka Kubadda Cagta ee magaalada Ceerigaabo, Dib u dhis iyo Casriyey lagu samaynayo Xarunta maamulka gobolka Maroodijeex iyo Qalab cusub oo ay u baahan tahay Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland.

Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland Mr Nuux Maxamed Xuseen oo halkaas ka hadlay, ayaa halkaas ka shaaciyey magacyada shirkadaha ku guulaystay saddexda Mashruuc.

Dhinaca kale, Guddiga Qandaraasyada Qaranku waxa ay daah-fureen tartan loo galayo mashruuc ku saabsan Qalab iyo mishiinno loo doonayo Madbacadda Qaranka, waxaana halkaas goob-joog ka ahaa shirkadaha taranka ka qayb-qaadanayay.

Faahfaahinta Warkan kaga Bogo Muuqaalka Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories