Monthly Archives: August, 2019

spot_imgspot_img

Nidaamka Keydinta Xogta iyo Casriyeynta Caasimadda oo la dejiyey iyo Maayar Soltelco oo ka hadlay

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Caasimadda ahna maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa Bulshada reer Hargeysa ugu bushaareeyey in la dejiyey nidaamka...

Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay qaabka dowladda Sucuudiga u Qaabbishay, shacabkana Farriin u Soo Diray

Makkah (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay Xubno wasiirro ahi weheliyaan oo shalay dalka ambabaxay, ayaa gaadhay waddanka Sucuudiga, isagoo soo gudanaya...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar ugu baxay Soo-gudashada Waajibaadka Xajka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta  dalka ka dhoofay, waxana ay u ambo...

Maareeyaha cusub ee Hay’adda Waddooyinka oo kormeeray Dhismaha jidka Hargeysa ilaa Kala-baydh oo habsami u socda

Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha cusub ee dhawaan Madaxweynuhu u magacaabay Hay’adda horumarinta Waddooyinka oo ay weheliyaan ku-xigeenkiisa iyo saraakiil kale, ayaa kormeer indho-indhayn ah ku...

Barack Obama oo Shacabka Maraykanka ugu baaqay inay Dhagaha ka furaystaan Hadallada Naxliga ah ee Madaxdooda

Washington (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama, ayaa shacabka dalkaas ugu baaqay inay iska diidaan oo dhagaha ka furaystaan hadallada dhiirrigelinaya nacaybka iyo...

Somaliland oo Difaacday Sharciyadda ay u martay Maxaabiis sii-deyntooda lagu dhaliilay

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa iska difaacday eedayn dowladda Seychelles ugu jeedisay Sii-deynta Maxaabiis u Xukunnaa falal budhacad-badeednimo kuwaas oo muddo sagaal sanno ah...

Khasaaraha ka dhashay Weerar Dabley Hubaysi ku qaadday Xarumaha Dowladda ee magaalada Laascaanood

Laascaanood (SLpost)- Dabley hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan ayaa xalay Saqdii Dhexe weerar ku soo qaaday Xarumaha Laamaha Ammaanka ee magaalada Laascaanood ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img