Monthly Archives: August, 2019

spot_imgspot_img

Wakiillada oo fashiliyey Heshiiska Doorashada iyo Murankii Saaka Hadheeyey Golaha

Hargeysa (SLpost)- Fadhiga maanta ee Golaha oo uu shir-guddoominayey ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Axmed-yaasiin Sh. Cali Ayaanle, ayaa markii uu furmay iyadoo warbixinta...

SOMALILAND: Xisbiyada Mucaaradka oo Goleyaasha Sharci-dejinta u gudbiyey Mooshin ku saabsan Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland ee UCID iyo Waddani, ayaa saaka golaha Wakiillada u gudbiyey Mooshin ku saabsan heshiis ay saddexda...

Dowladda Nigeria oo Mamnuucday Urur-diimeed taabacsan dalka Iiraan iyo qul-qulatooyin ka dhashay

Lagos (SLpost)- Dowladda Nigeria ayaa mamnuucday urur diimeed taabacsan Iran kaasoo ay ku eedeysay qalalaaso iyo inuu "cadow ku yahay qaranka." Ururka oo lagu magacaabo...

Madaxweyneyaasha Ismaamullada Soomaalida iyo Oromada Itoobiya oo lagu Soo dhaweeyey Dhagax-buur

Jigjiga (SLpost)- Madaxweyneyaasha Maamullada Oromada iyo Soomaalida Itoobiya iyo waftiyo ay kala hoggaaminayaan, ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Dhagax-buur ee dhulka Soomaalida Itoobiya.   Wafdiyada oo...

Dahabshiil Group Oo Lacag Ku Wareejisay Dawladda Hoose Ee Caynaba

Caynaba (SLpost) - Shirkadda Dahabshiil Group ayaa maamulka dawladda hoose ee magaalada Caynaba ku wareejisay lacag deeq ah oo dib loogu dhisay xarunta dawladda...

Weeedhihii laga yidhi, Shaqsiyaddii Turjubaan Qoraa, Suxufi iyo Siyaasi Xaamud Jaamac oo Cadan lagu Aasay

“Wuxuu  u tabarucay noloshiisa hal-abuurka qiimaha badnaa ee qoraalkiisa iyo tarjumaadda suugaanta dhaxalka uu ka tegey.” Madaxweynaha Yemen Abdurabbuh Hadi “Waxa Baxay Midabkii Caqliga Badnaa”...

Hoos-u-dhac ku yimi Sayladda Xoolaha ee Hargeysa iyo Dhaliilo dul-hoganaya Wasaaradda Xannaanada Xoolaha (WARBXIN)

Hargeysa (SLpost)- Sayladda Xoolaha ee magaalada Hargeysa, ayaa hoos u dhac ku yimi qiimaha lagu kala iibsanayey maalmo ka hor iyo weliba tirada maalin...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img