HomeSomaliland oo Difaacday Sharciyadda ay u martay Maxaabiis sii-deyntooda lagu dhaliilay

Somaliland oo Difaacday Sharciyadda ay u martay Maxaabiis sii-deyntooda lagu dhaliilay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa iska difaacday eedayn dowladda Seychelles ugu jeedisay Sii-deynta Maxaabiis u Xukunnaa falal budhacad-badeednimo kuwaas oo muddo sagaal sanno ah ku xidhnaa Xabsiga Dhexe ee magaalda Hargeysa.

 

Maxaabiista oo tiradadoodu ahayd 19 qof oo u dhashay dalkaasi Soomaaliya oo hore loogu maxkamadeeyey dalka Seychelles, ayaa horaantii sannadkii 2011-kii lagu soo wareejiyey Xabsiga Dhexe ee Hargeysa kaddib markii heshiis dhinaca sharciga ahi dhexmaray Xukuumadaha Somaliland iyo Seychelles iyagoo muddo 9 sanno ah ku xidhnaa xabsiga, balse cafis uu madaxweynaha Somaliland u fidiyey maxaabiista ayaa xukuumadda Somaliland ku sii daysay todobaadkan iyadoo aanay u dhammaanayn muddadii lagu xukumay inay Xabsiga Jiraan. Waxaanay tallaabadaasi sababtay in dowladda Seychelles arrintan ka hadasho iyadoo dowladda Somaliland ku eedaysay inay jebisay heshiiskii dhexmaray labada dhinac iyo xukunkii lagu riday maxaabiista.

 

19-ka Maxbuus oo ay weheliyaan Madax-dhaqameedka deegaannada ay ka soo jeedaan maxaabiista oo u dhashay gobollada Dhexe ee Soomaaliya, ayaa todobaadkan ka dhoofay gegida diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, kaddib kulan dhexmaray madaxweynaha Somaliland oo dhammaantood ku qaabilay qasriga Madaxtooyada.

 

Garyaqaanka Guud ee Dowladda Somaliland Cabdisamad Maxamed Maal, ayaa sheegay in dowladda Somaliland sii-deynta Maxaabiista u martay shuruucda u dejisan dalkeeda isla markaana aanay jirin meel-ka-dhac iyo sharci-jebin la sameeyey, sida dowladda Seychelles ku eedaysay Somaliland.

 

FAAHFAAHINTA WARKAN IYO HADALKA GARYAQAANKA GUUD KAGA BOGO MUUQAALKA HOOSE

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories