HomeKhasaaraha ka dhashay Weerar Dabley Hubaysi ku qaadday Xarumaha Dowladda ee magaalada...

Khasaaraha ka dhashay Weerar Dabley Hubaysi ku qaadday Xarumaha Dowladda ee magaalada Laascaanood

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Laascaanood (SLpost)- Dabley hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan ayaa xalay Saqdii Dhexe weerar ku soo qaaday Xarumaha Laamaha Ammaanka ee magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool.

 

Ma jiro wax khasaare nafeed ah oo weerarkan ka dhashay, haseyeeshee waxa burbur soo gaadhay dhismayaasha hay’adaha dowladda iyo kuwa amniga ee dableyda hubaysan bartilmaameedka ka dhigteen.

 

Goobaha la weeraray waxa ka id ah Faraca Bandhiga Dhexe ee Laascaanood, Wasaaradda Maaliyadda, Saldhigga Dhexe ee magaalada Laascaanood, Masjid-jaamica magaalada iyo dhismayaal kale oo u dhow goobaha la weeraray.

 

Weerarka noocan ah oo noqonaya markii labaad ee Kooxaha hubaysani ka fuliyaan magaalada Laascaanood muddo todobaad gudihii ah, waxa dhawaqa rasaasta laga maqlayey guud ahaanba xaafadaha magaalada, waxaana la rumaysan yahay inay ka dambeeyaan Kooxo nabad-diid ah oo fadhiisimo ku leh bariga Gobolka Sool

 

FAAHFAAHINTA WARKAN KAGA BOGO MUUQAALKAN HOOSE

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories