Monthly Archives: August, 2019

spot_imgspot_img

Taliyaha Ciidanka Qaranka oo ka hadlay Ciidamo goostay, eedaymona u jeediyey Korneyl Caarre

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, ayaa sheegay inuu ku faraxsanyey Ciidanka Somaliland ka goostay ee Puntland ku biiray oo uu...

“Waxaan ka badbaaday Isku-day Dil”- Sarkaal ka tirsan Xisbiga Waddani

Burco (SLpost)- Mukhtaar Axmed Cali oo ka tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ee Gobolka Togdheer, ayaa sheegay inuu ka badbaaday Iskuday dil oo ay sida...

Hargeysa: Wasiir Su’aal geliyey Jinsiyadda Muwaadinka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Somaliland Xasan Gaafaadhi oo maanta ka hadlay shir ay soo qaban-qaabisay wasaaradda Arrimaha Dibadda oo uu...

“Caare Waa Fircoon,Ina Xirsi Qanina Waa Nebi Muuse ee Habaryooniseey kala Doorta,Sacad Muusena Waxaan Leeyahay…”

"Caare Waa Fircoon,Ina Xirsi Qanina Waa Nebi Muuse ee Habaryooniseey kala Doorta,Sacad Muusena Waxaan Leeyahay Rubad Curad Ku Dhali Maysaan,Muuse Biixina Wuu Xajaye Dadka...

Yaa Ka Masuul ah Sariibadda Gobanimo?

Hargeisa waxay leedahay suuqyo badan, se waxa ugu wayn laba suuq mid waa suuqa Waaheen ama Shiraaqle ka labaadna wa suuqa Gobanimo, suuqa Gobanimo...

Soo Noqoshadii Xujaajta

Soo noqoshadii waftigii Madaxwayne Xaaji Biixi ee shalay, iyo hadalkii uu Xaaji Kaahin jeediyay ba waa dhegaystay. Kolka laga reebo qodobkii ahaa in ay wasiiradii Dawladda Soomaalida isku salaameen, iskuna sawireen Carafa oo aan run ahayn, inta kale si habaysan buu Xaaji Maxamed u hadlay, oo wariyayaashii hadalka kala booby jiray isaga

Nuxurka Su’aal uu Xoghayaha Xisbiga WADDANI la Wadaagay Bulshada iyo Jawaabta ka soo Baxday

Xoghahaya Guud ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Khadar Xuseen Cabdi qoraal kooban oo uu ku faafiyey  facebook-giisa, waxa uu bulshada weydiiyey su’aal...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img