Monthly Archives: August, 2019

spot_imgspot_img

Ujeeddada Heshiis Dhexmaray Dowladda Hoose ee Hargeysa iyo Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Maayarka Magaalada Hargeysa ahna Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Caasimadda, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maanta heshiis ku saabsan Mashruuca Maamul-daadejinta la saxeexday Wasaaradda...

General Taani stands for Somaliland

The time has come to stand up for Somaliland. President Bihi should not cave in the demands of Somalia apologists who are calling for...

Tirada Shaqaale ka hawl-galayey Garoonka diyaaradaha Hargeysa oo Shaqo-joojin lagu sameeyey iyo Sababta

Hargeysa (SLpost)- Dawladda Somaliland ayaa maanta shaqada ka joojisay 42 shaqaale ah, kuwaasi oo ka hawl-galayay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.     Shaqaalahan ayaa ka mushahar...

Madaxweynaha iyo Saddexda Xisbi-Qaran oo Ka Arrinsaday Arrimaha Doorashooyinka iyo Qodobbada laysku af-gartay

Hargeysa (SLpost)- Kulan saddex-geesood ah oo lagaga arrinsaday Arrimaha doorashooyinka, ayaa maanta madaxtooyada ku dhex-maray madaxweynaha Somaliland iyo Masuuliyiinta Saddexda Xisbi-qaran. Kulanka oo ujeeddadiisu ahayd...

Guddoomiyaha UCID iyo Wasiirro Xukuumadda Somaliland ah oo la maamuusay

Hargeysa (SLpost)- Urur ay ku midaysan yihiin Qurbejoogga Somaliland ee ku nool qaaradda Yurub laguna magacaabo Somaliland Societies Europe, ayaa shahaado sharafyo guddoonsiiyey Guddoomiyaha...

Guddoomiye Faysal C Waraabe oo ka hadlay Xaaladda Gobollada Bari ee Dalka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Somaliland duullaan siyaasadeed ku socdo, isla markaana loo baahan yahay in loo...

Maayar Caasimadda Hargeysa oo u jawaabay Axsaabta Mucaaradka

Hargeysa (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa u jawaabay masuuliyiin ka tirsan Axsaabta mucaaradka oo dhaliilo u jeediyey.   Warkan oo faahfaahsan kaga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img