Monthly Archives: August, 2019

spot_imgspot_img

Warbixin Guud oo ku Saabsan Khasaarihii Ka Dhasay Raxmaadkii Shaley iyo Xaley ka Da’ay Magaalada Caasimada Hargeysa iyo Doorkii Ciidanka Dab-demiska

Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa maalintii shalay ilaa habeenimadii ka hawlgalayay khasaarayaal kala duwan oo ay keeneen Roobab waaweyn oo ka da’ay magaalada hadaba,...

Suldaan Maxamed Cabdiqaadir iyo Madax-dhaqameed kale oo ka hadlay Xaaladda Dalka

Hargeysa (SLpost)- Madax dhaqameedka beesha Koonfurta Hargeysa ayaa war ka soo saaray xaaladaha maalmahan danbe dalka ka soo cusboonaatay ee u dhexeeya Xukuumadda iyo...

Shirka 7aad ee Golaha Dhexe ee UCID oo Burco ka Furmay Iyo Nuxurka Khudbad Gud. Faysal ka jeediyey

Burco (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa si mug leh uga hadlay Xaaladda Siyaasaddeed ee wakhtigan Jamhuuriyadda Somaliland marayso...

Maayarka Caasimadda oo kulan Wada-tashi la yeeshay Dadweynaha Xaafadaha Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysa oo ay weheliyeen Xubno ka tirsan Masuuliyiinta Dowladda Hoose, ayaa kulan wada-tashi ah la yeeshay qaar ka mid ah...

Hargeysa: Dhibaatooyinka Kootada Adeegga Korantada iyo Kadeedka Bulshada

Bulshada ku dhaqan Magaalooyinka waaweyn ee Somaliland waxa kaddeed iyo halis isku lamaan ku haya adeegga Korantadda oo aad mooddo in ay iminka isleegaadeen,...

Madaxweyne Biixi oo Booqday Dad Waxyeello ka soo gaadhay Roobabkii galabta, goobo Caasimadda ahna booqday

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan wasiirka arrimaha gudaha, gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka Gobolka maroodi-jeex, maayarka caasimada...

Dhaawac iyo Dhimasho ka dhashay Roob Xooggan oo Galabta ka da’ay Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay, 18 kalena waxa ka soo gaadhay dhaawac waxyeello uu sababay roob weyn oo ka da’ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img