29 Qof Oo ku Dhintay Werarro ka Dhacay gobollada Texas iyo Ohio Ee Mareykanka
Ohio (SLpost)- Ugu yaraan 29 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen labo weerar oo kala duwan oo xalay ka kala dhacay gobollada...
Xisbiyada Qaranku Waxay Leeyihiin Qaanuuniyad Sharci ee yaan sifo khaldan loogu xad-gudbin
Wasiirka Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamed Muuse Diiriye oo saxaafadda la hadlay maalintii Sabtida ayaa ku dooday in ninka jabhadka ah ee la yidhaahdo...
Ruushka: Boqolaal Mudaharaadayaal ah oo Xabsiga loo taxaabay iyo wararkii u dambeeyey
Moscow (SLpost)- Booliska Ruushka ayaa Sabtidii shalay La Xidhay ku dhawaad 800 oo qof oo ka qeybgalay bannaan bax ka dhacay magaalada Moscow, oo...
Dahabshiil Group: Dayax U soo Baxay Geeska Africa iyo Doorka ay Ku Leedahay Deegaamada Soomaalida
Degdegsiimada, Deeqsinimda iyo Daryeelka Bulshadu, Waa Deeq ay Dhigeed dheer tahay Shirkadaha Dahabshiil Group oo si waafiya uga tisqaaday guud ahaan dunida afarteeda dacal waxay dayax...
Gabiley: Murashax Xildhibaan oo Deeq Raashin ah gaadhsiiyey Deegaamo Abaaro saameeyeen
Gabiley (SLpost)- Bulshada ku dhaqan Deegaamada Ilinta Weyn iyo Cooflay oo ka mid deegaamada abaaruhu saameeyeen ee gobolka Gabiley, ayaa maanta la gaadhsiiyey deeq...
Maayar SOLTELCO oo Guddi u xilsaaray Biyo-xidheenada Caasimadda Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysa ahna guddoomiyaha golaha deegaanka caasimadda, ayaa maanta magacaabay guddi ka shaqayn doonta dib u habaynta iyo dhismaha Biyo-xidheennada magaalada...
Madax-dhaqameed ka difaacay Shirkadda OOMAAR eedaymo loo jeediyey
Qaar ka mid ah madax-dhaqameed gobolka Maroodijeex, ayaa ka hadlay eedaymo loo jeediyey shirkadda Oomaar, iyagoo eedaymahaas ku tilmaamay qaar waxba kama jiraan ah. Warkan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

