HomeWakiillada oo fashiliyey Heshiiska Doorashada iyo Murankii Saaka Hadheeyey Golaha

Wakiillada oo fashiliyey Heshiiska Doorashada iyo Murankii Saaka Hadheeyey Golaha

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Fadhiga maanta ee Golaha oo uu shir-guddoominayey ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Axmed-yaasiin Sh. Cali Ayaanle, ayaa markii uu furmay iyadoo warbixinta Nuxurka Heshiiska loo jeedinayo mudaneyaasha, waxa ka dareeray xildhibaanada laga soo doortay Gobolada Awdal, Sool iyo Sanaag, kuwaasoo sheegay in aanu ahayn heshiiskani mid ka turjumaya dhamaystirka caqabadaha ku gedaaman Doorashada.

 

Waxa kale oo ay ku dooddeen in aanu heshiiska saddexda Xisbi Qaran ahayn mid ka turjumaya masiirka Gobolada darafyada.

 

“Xisbiyada waxay ku heshiiyeen nama khuseeyo… kumaba jirno xisbiyada,”  Sidaas waxa yidhi Xildhibaan Cali Barre oo ka hadlay shir-jaraa’id ay wadajir u qabteen mudaneyaasha laga soo doorto Goboladaasi.

 

Xildhibaanno kale oo kamida Golaha ayaa sheegay in mudaneyaasha ka darreeray kulanku ay ku socdaan qorshe Xisbiga Kulmiye dabada ka riixayo.

 

Faahfaahinta warkan kaga bogo Halkan

 

 

Daawo Madashii maanta ee Golaha

 

https://www.youtube.com/watch?v=RCoBgKsabjA

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories