Shirkadda Gaadiidka ee Hyundai oo Xarun ka furatay Somaliland iyo Madaxweyne Biixi oo Daah-furay
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay mashruuc ballaadhan oo ay shirkadda DAHABSHIIL Group dalka ku keentay gaadiid casri ah...
Maxkamadda Maroodijeex oo 7 Cisho oo Rumaan ah u dirtay 6 Xildhibaan oo Reer Gabiley ah iyo Garyaqaanno ka Hadlay Xadhiggooda
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodijeex, ayaa Saaka la horgeeyey lix Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley kuwaas oo ciidamada Ammaanku ka soo...
Hargeysa: Sheekh Ka digay Khatar uu leeyahay Barnaamijka FaceApp oo kalsooni-darro laga muujiyey
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Cismaan Cali Xuseen, oo ka mid ah Culimada waaweyn ee dalka, ayaa ka hadlay Barnaamijka lagu magacaabo FaceApp oo muddooyinkii ugu...
Wajaale iyo Arabsiyo waxay u qalmaan degmooyin is-maamula
Baarlamaanka wakhtigiisu dhammaaday waxay shalay ansixiyeen sharci ay ku qiimeenayaan degmooyinka Somaliland. Waxay u kala qaybiyeen degmooyinka afar darajo. Hase ahaatee, baarlamaanka ma uusan...
Xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka Gabiley oo Xabsiga loo taxaabay iyo Sababta ka dambaysa
Gabiley (SLpost)- Ciidamada Ammaanka, ayaa maanta Xabsiga u taxaabay Afar Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley, kuwaas oo loo dhaadhiciyey Xarunta Ciidanka...
Maayar SOLTELCO oo booqday Xarunta Dhaqanka Hargeysa iyo Arrimo uu ka hadlay
Hargeysa(SLpost)- Duqa caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa sheegay inuu wax cajiib ah ku arkay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa oo uu maalintii afraad...
Boris Johnson oo loo doortay Raysalwasaaraha Cusub ee dalka Britain
London (SLpost)- Boris Johnson ayaa loo doortay hogaamiyaha xisbiga Conservative-ka, codbixin ay ka qayb qaateen xubnaha xisbigaasi, waxaana sidoo kale uu noqon doona Ra’iwalwasaaraha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

