Monthly Archives: June, 2019

spot_imgspot_img

Hargeysa: Dowladda Hoose oo 500 Qoys ka rartay Jidka 150-ka oo dhisme Casri laga wado

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta ololihii ugu ballaadhnaa ka fulisay Jidka 150ka ee magaalada Hargeysa oo dhismaheeda gacanta lagu hayo.   Ololahan...

Lix Sababood ayay 18-ka May kaga mudan tahay 26 June

Halkan waxaan idiinkula wadaagayaa Lix Arrimood oo Caqligeygu i siiyey inaan u gartay Lix Sababood oo Xuska Maalinta 18-ka uga Mudan yahay xuska 26-ka...

Possible Preliminary Meeting Between Somaliland & Somalia to be held in Kenya

Hargeysa (SLpost)- Informed sources within the Somaliland government have indicated that there is the possibility of preliminary talks between Somaliland and Somalia in Kenya,...

SABABAHA IYO SAAMEYNTA: QIIMA KORODHKA SHILLINKA

HORDHAC Xasilloonida iyo saldhigashada lacagta maxalliga ah marka loo eego qiimaha ay ku leedahay halbeegyada ama minqiyaaska lacagta adag waxa ay aasaas muhiim ah u...

NAIROBI: Ujeeddada Wada-hadallo Berri u furmaya Somaliland & Somaliya iyo Cidda Dhex-dhexaadinaysa

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiin ka kala socda Dowladaha Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa la filayaa inay maalinta Berri ah wada-hadal uga furmo magaalada Nairobi ee dalka...

Dowladda Sucuudiga oo Shuruud Laf-jab ah ku xidhay Dhoofka Xoolaha Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Md Xasan Gaafaadhi oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in warqad ay soo saartay...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Xil-ka-qaadis, Magacaabis iyo Isku-beddel ku sameeyey Xukuumaddiisa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Maxamed Cilmi Aadan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img