HomeNAIROBI: Ujeeddada Wada-hadallo Berri u furmaya Somaliland & Somaliya iyo Cidda Dhex-dhexaadinaysa

NAIROBI: Ujeeddada Wada-hadallo Berri u furmaya Somaliland & Somaliya iyo Cidda Dhex-dhexaadinaysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiin ka kala socda Dowladaha Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa la filayaa inay maalinta Berri ah wada-hadal uga furmo magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana kulankan soo qaban-qaabiyey isla markaana goobjoog ka noqon doona hay’ad Caalami ah oo lagu magacaabo Center for Humanitarian Dialogue (HD) taas oo Xarunteeda Guud tahay waddanka Switzerland.

 

blank

 

Shirkan oo lagu tilmaamay inuu gogol-xaadh u yahay Wada-hadallo dhexmari doona labada xukuumadood, waxa dhinaca Somaliland uga qayb-galaya Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamuud Yaasiin Faratoon, waxaanay labada dhinac qaban-qaabadiisa u igmadeen Hay’adda HDCenter oo ah Urur qaabilsan dhinaca Dibloomasiyadda oo shaqadiisu tahay Dhex-dhexaadinta Dowladaha Muranku ka dhexeeyo si looga hortago loona soo af-jaro Isku-dhacyada hubaysan.

 

Arrimaha Shirkan lagaga hadli doono iyo Muhiimadda uu labada dhinac u leeyahay waxa sharraxaad ka bixiyey Safiirka Somaliland ee dalka Kenya Ambassador Baashe Cawil oo u warramay telefishanka HCTV, waxaanu danjire Baashe sheegay in shirkan oo hal maalin qaadan doona la soo gebo-gabayn doono habeen dambe, natiijada wixii ka soo baxana war-murtiyeed laga soo saari doono gunaanadkiisa.

 

FAAHFAAHINTA WARKAN IYO WARAYSIGA UU DANJIRE CAWIL KU FAAHFAAHIYEY UJEEDDADA SHIRKA IYO ARRIMAHA LAGAGA HADLI DOONO, KAGA BOGO OO KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE

 

 

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories