Monthly Archives: June, 2019

spot_imgspot_img

Aasaaskii, sooyaalkii Taariikheed Ururka DHALAD Iyo Doorashooyinkii U Qabsoomay

Hargeysa (SLpost)- Ururka DHALAD waxa ku bahoobay gudiyada ardayda tobanka dugsi ee mashruuca codka Dhalinyaraddu ka socdo oo kala ah, dugsiyada saree SH. Cali...

Natiijada ka soo baxday kulan Dhexmaray Saddex Xisbi Qaran ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland ee Waddani, Kulmiye iyo UCID, ayaa maanta markii ugu horeysay iyagoo u dhammeystiran, waxa ay isugu yimaaddeen...

Kobicii Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Ee Isdaba Joogay, Waxa Wiiqi Kara Jidkii Shalay – Qormo Xiiso Badan (Qeybtii 2aad)

Markii loo doortay jagada hoggaaminta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland (AHUN) Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Sannadkii 1993-kii bishii Dirir-cawleed, 5-teedii, waxa uu u soo magacaabay xilka...

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Reer Jabuuti Ku Hambalyeeyey 42-Guurada Maalinta Xornimada ee 27 June

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa Shacabka iyo Dowladd Jabuuti ku hambalyeeyey 42-guurada Xuska Maalinta Xornimada ee dalkaas oo ku beegan...

Xuska 59-guurada Maalinta Xoriyadda Somaliland oo lagu qabtay Madaxtooyada iyo Bilicda Muuqaalladii Munaasibadda 

Hargeysa  (SLpost)- Munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo 59-guurada kasoo wareegtay 26-kii June sannadkii 1960-kii oo ah markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyaddeedii ka qaadatay gumaystihii...

Daawo Jewiga Muuqaalladii ugu Quruxda badnaa ee xuska munaasibadda 26-ka June oo laysku arkay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa khudbad dhinacyo kala duwan xambaarsan ka jeediyey munaasibadda xuska 26 June ee maalintii...

Madaxweynaha Somaliland oo Khudbad dhinacyo kala duwan xambaarsan ka jeediyey Xuska 26-ka June oo ah 59-guurada maalinta Xoriyadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa khudbad dhinacyo kala duwan xambaarsan ka jeediyey munaasibadda xuska 26 June ee maalintii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img