Monthly Archives: April, 2019

spot_imgspot_img

Shaqaaalaha Caafimaadka Gobolka Togdheer Oo Cod Dheer Ku Sheegay xad-gudub iyo Musuqmaasuq Uu Kula Kacay Isuduwaha Wasaaradda u qaabilsan ee Gobolka.

Burco (SLpost)- Ilo Xog-ogaal ah iyo xogo laga helay shaqaalaha Caafimaadka oo warbaahinta soo gaadhay, ayaa daaha ka qaaday in arrimo musuqmaasuq oo aad...

Maayirka Hargeysa oo Guddoomiye cusub magacaabay Degmada Maxmed Mooge

  Hargeysa (SLpost)-Maayirka Caasimada Hargeysa ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Maxamed Mooge ee Hargeysa Mustafe Maxamed Daahir oo ah Aqoonyahan Dhalinyaro ah, kaddib markii Guddoomiyihii...

Somaliland oo baadhaysa Walxo Diyaarado Dagaal ku tureen Deegaan ka tirsan Hargeysa

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka arrimaha dibada Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay Diyaaraha aan la aqoonsan ee walxaha ku daadiyey Deegaano ka tirsan...

Somaliland: $5 Milyan oo loo qorsheeyey Biyo-gelinta magaalada Laascaanood

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay adduun dhan 5 Milyan oo Dollar u qorsheysay biyo-gelinta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.   Wasiirka...

Madaxweynaha Somaliland Oo Booqday Aasaarta Qadiimiga Ah Ee Laas-Geel, Xadhigana Ka Jaray Dayactir Iyo Ceelal Laga Hirgeliyey

Laas-geel (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa booqday goobta Aasaarta qadiimiga ahi ku duugan tahay ee Laasgeel, waxana uu soo indho-indheeyey...

DAAWO Madaxweyne Muuse Biixi oo dhaliyey Gool Gool Cajiib ah iyo Wacdarihii Madasha

Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo xadhigga ka jaray garoonka kubadda Cagta ee Cabdalle Sandheere ee magaalada Berbera, ayaa xadhigga ka jaray...

Madaxweyne Biixi iyo Maayar Ciddin Oo isaga Markhaati kacay Sababta Berbera u noqotay Hormuudka Horumarka magaalooyinka Dalka

Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,  ayaa maanta xadhigga ka jaray mashaariic waddooyin iyo dhismeyaal isugu jira oo laga hirgeliyey gudaha magaalada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img