Monthly Archives: April, 2019

spot_imgspot_img

Maxaad kala Ogtahay Xaqiiqada Dacwadda Ganacsade Axmed Cismaan Geelle? Xogo Muhiim ah

Waxaa maalmihii ugu danbeeyey bulshada somaliland aad u hadal hayeen dareenka dacwad la sheegay inay u dhaxayso ganacsade axmed osman geele iyo qoyska madaxweynaha...

Sanaag: Saddex Qof oo Harraad ugu geeriyooday iyo Xaalad biyo la’aaneed oo ka jirta

 Ceel Afweyn (SLpost)- Inta la xaqiijiyey Saddex Qof ayaa ku Geeriyooday degaanka Laas-dumeera oo hoos-taga degmada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag ee Somaliland.   Dadkan oo...

Biyo la’aan baahsan oo ka jirta Deegaannada Sabowanaag iyo Cadaaley iyo Guddi is-xilqaantay oo Biyo-dhaamis bilowday

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Guud ee Deegaamada Sabawanaag iyo Cadaadley oo ka tirsan gobolka Maroodijeex, ayaa hawl-gallo biyo-dhaamis ah oo ay ugu gurmanayaan xoolo-dhaqatada ka...

Somaliland: Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada oo si adag uga hadlay Arrinta Ganacsade Axmed Cismaan Geelle

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay Dacwad la sheegay in dowladda Jabuuti hay'adaha Sharciga ee dalka u...

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo Wejiga 2-aad ee Diiwaangelinta Maddarasadaha Ka Daah-furtay Xarunta Saaxil ee Berbera

Berbera (SLpost)- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta magaalada Berbera ka daah-furtay wejiga 2-aad ee diiwaangelinta Maddarasadaha Diiniga ah ee gobolka Saaxil,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img