Sheekh Aadan-Siira oo baafinaya Cid qabata oo looga Ashkatoodo Xukuumadda Muuse Biixi
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siira), ayaa Khudbadii Jimcaha ee maanta kaga hadlay muran ka taagan dhulka laga dhisayo Madaxtooyada Cusub oo...
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo Gobolka Awdal ka bilawday Diiwaangelinta Maddarasadaha, Xafiis cusubna ka furatay Boorama
Boorama (SLpost)- Agaasimaha guud ee wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Aadan Cabdillaahi Cabdalla, ayaa magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ka daah-furay diiwaangelinta...
Ururka Warbaahinta Online-ka ah ee SOMA oo Qaaddacay Guddi uu magacaabay Guddoomiyaha SOLJA
Hargeysa (SLpost)- Xoghayaha Guud ee Ururka Shabakadaha Somaliland ee SOMA Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale), ayaa cambaareeyey guddi loogu yeedhay guddiga badbaadinta badqabka Suxufiyiinta oo Guddoomiyaha...
Madaxtooyada Somaliland oo Hadashay Muranka ka taagan Dhulka laga dhisayo Madaxtooyada Cusub
Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa ka jawaabtay cabashooyin ay bulshada u soo bandhigeen Dad Shacab ah oo sheegtay inay leeyihiin dhulka laga dhisayo Madaxtooyada...
Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Xukuntay in la iibiyo Dhismaha Dabaqa ah ee Xawaaladii QARAN
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodijeex, ayaa maanta soo saartay go'aan xambaarsan xukun lagu iibinayo Dhisme dabaq ay oo ku yaalla badhtamaha magaalada Hargeysa, kaas oo...
Madmadow la sheegay inuu Hadheeyay Jiritaanka Shirkadda Fulinaysa Mashruuca Sifaynta Shidaalka ee Xukuumaddu Dhagax-dhigtay
Masuuliyiin Xukuumadda Ka Tirsan Oo Ku Kala Aragti Duwan Su’aalaha Waaweyn Ee Ka Taaggan Mashruucan Hargeysa (SLpost) Tobankii bishan April madaxweyne xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan...
Madaxweyne Muuse Biixi oo markii labaad Safar ugu baxay Dalka Imaaraadka iyo Ujeeddada uu Daarran yahay (SAWIRRO + MUUQAAL)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo oo muddo kooban qaadan doona ugu ambo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

