SOMALILAND: Xukuumadda oo go’aan ka soo saartay Shidaalka la keeno dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland, Maxamed Xasan Sacad (Saajin), ayaa sheegy in Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera lagu shubay Shidaal ay...
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo xadhigga ka jaray wershad lagaga maarmayo Agabka Caagga ka samaysan ee Dibadda laga soo dejiyo oo Hargeysa laga hirgeliyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray Wersheda samaynta Caagaga (TAYO PLACTIC FACTORY) oo...
Hargeysa: Safiirka Djibouti oo Hadhimo-sharafeed ku maamuusay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Wakiilka Jamhuuriyadda Djibouti u fadhiya magaalada Hargeysa Danjire Xuseen Kawaaliye, ayaa maanta hadhimo-sharafeed u sameeyey Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland. Wasiirrada ayaa kala...
Arrimaha lagaga hadlay Kalfadhigqa 33aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Kal-fadhigii 33aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka...
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Kulamo Muhiim ah la yeeshay Masuuliyiin sarsare oo ka tirsan Dowladda Turkiga
Ankara (SLpost)- Wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga oo uu ku sugan yahay kulammo muhiim...
HARGEYSA: Huteel Casri ah oo Laga Furay Masallaha iyo Adeegyada uu bixinayo
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland, ayaa xadhigga ka jaray Huteel casri ah oo magiciisa la yidhaahdo BASHAIER PLAZA, kaas oo laga furay Xaafadda...
Somaliland: Ciidanka Booliska oo dhaawac u geystay Weriye, xilli walaac laga qabo Xaalada Saxaafadda
Wariye Khadar Macalin Deeq oo maalintii Saddexaad yaalla Cisbitaal iyo Daneeyayaasha Horumarka Saxaafadda Somaliland oo ka walaacsan xad-gudubyada Saxaafadda loo geysto oo sii kordhaya.. Hargeysa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

