Monthly Archives: April, 2019

spot_imgspot_img

Daawo Waraysi uu Somaliland ku soo qaaday oo lala yeeshay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya

Muqdisho (SLpost)- Weriye Khaalid Foodhaadhi oo ka tirsan Telefishanka Goobjoog, ayaa waraysi dhinacyo kala duwan ka hadlaya la yeeshay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya...

Danjire Baashe Cawil Oo Ka Hadlay Xafiiska Kenya Ka Furanayso Hargeysa iyo Meeqaamkiisa

Nairobi (SLpost)- Warbaahinta dalka Kenya ayaa si weyn u qaada dhigtay xafiis dawladda Kenya ka furanayso Somaliland. Wargeysyada Kenya ayaa tilmaamay in tallaabada Kenya...

Cabdillaahi Geeljire Oo Madaxweynaha Ku Eedeeyay In Aanu Dhex U Ahayn Bulshada

Hargeysa (SLpost ) Siyaasi Cabdilaahi Geel jire, ayaa Madaxweyne Biixi ku eedeeyey in aanu bulshada dhex u ahayn ee uu dhinac yahay,isla markaana aanu...

Somaliland: Ciidamada Ammaanka oo Heegan La Galiyay Iyo Wararkii U Dambeeyay Dad Loo Xidhxidhay Bambo Ku Qaraxday Tog-Wajaale

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Iid Xasan Dheere oo ka tirsan Golaha Deegaanka Gabiley, ayaa ka hadlay shan nin oo habeen hore guri ku yaal Magaalada...

Muxuu Golaha Guurtidu Uga Indho-saabtay Khilaafka Heerkii Ugu Sareeyay Maraya Ee Xisbiyada Siyaasadda?

Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Siyaasadda ee Somaliland waxa kala irdheeyay khilaaf riiq dheeraaday oo soo taagna 13-kii bilood ee u dambeeyay. Khilaafka waxa udub dhexaad...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo War Cusub Ka Soo Saartay Xuska Maalinta 18 May

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo War Cusub Ka Soo Saartay Xuska Maalinta 18 May Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo War Cusub Ka Soo Saartay Xuska Maalinta 18 May

SONYO oo qabatay dood lagu lafo-guray fursaha iyo Caqabadaha Shaqo-carbineed ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Dalladda Ururrada Dhalinyarasa ee SONYO, ayaa soo qaban-qaabisay dood lagu lafo-guray fursaha iyo Caqabadaha Shaqo-carbineed ee ka jira Somaliland.   Faahfaahinta Warkan kaga bogo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img