Monthly Archives: April, 2019

spot_imgspot_img

Guddoomiye Cirro oo cambaareeyey Heshiis Dhexmaray Xisbiyada Kulmiye iyo UCID, Arrimo kalena ka hadlay

Hargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro”, ayaa wax aan suurto-gal ahayn ku tilmaamay heshiis ay Shalay Hargeysa ku...

Natiijada Kulan Dhexmaray Guddiga Doorashooyinka iyo Xisbiyada Kulmiye & UCID

Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Kulmiye iyo UCID, ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka Qaranka waxaanay ka wada-hadleen arrimo ku saabsan diyaar-garowga doorashooyinka iyo sidii...

Tartan-ciyaareed lagu xusayo Ruug-caddaayadii ka Baxay Saxaafadda Somaliland oo la shaaciyey iyo Cidda ka Qayb-qaadanaysa

Hargeysa (SLpost)- Tartan Kubadda Cagta ah oo loogu talo-galay in lagu xuso Suxufiyiintii Ruug-caddaaga ee ka geeriyooday Bahda Saxaafadda Somaliland, ayaa la qorsheeyey in...

Xubno ka tirsan Golaha Dhexe ee WADDANI oo shaaciyey inay Is-casileen iyo Sababta ku kallifta go’aankooda

Hargeysa (SLpost)- Xubno ka tirsan Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta shaaca ka qaaday inay iska casileen xubinimadii Xisbiga ay...

Ilhan Omer oo loo haysto Hadal ay Soomaalida ku taageertay – WARBIXIN

Warbixin cusub oo lasoo saaray ayaa muujineysa in Ilhaan Cumar ay wajaheyso eedeyn culus oo ku saabsan inay buunbuunisay tirada dadka Soomaalida ah ee...

Xisbiyada UCID iyo KULMIYE oo heshiis ka gaadhay Khilaafka Doorashooyinka iyo WADDANI oo mar kale ka Muquurtay

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye iyo Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa maant si rasmi ah ukala saxeexday heshiis ay ka...

Dooddii Xalay iyo Sidii loo kala Adkaaday

Ka soo qayb galayaashii ayaa aad ugu sacbiyay Dhabeeye, sucaad oo hadalka ka jawaabaysayna waxay shegtay in aanay sidaa u jeedin keliyana ay Caadifadi qaadday oo immotional ay noqotay,

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img