Monthly Archives: February, 2019

spot_imgspot_img

Hargeisa: North Star College oo soo Kordhiyey Bareyaal Cusub oo Ajaanib ah iyo Bushaarada Cusub ee Ardayda

Hargeysa (SLpost)- Kuliyadda NorthStar College oo lagu barto Luuqadda English oo qaab Casri ah ardayda loogu dhigo, isla markaana ay inta badan Macalimiintu yihiin...

Madaxweynaha Jabuuti oo Qaabilay Wefti Wasiirro ah oo ka socda Xukuumadda Somaliland

Djibouti (SLpost)- Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Eng Ciise Axmed Yuusuf (XAWAR) iyo Wefti uu hoggaaminayo oo uu ka mid yahay Wasiirka Qorshaynta Qaranka Cawaale Ibraahim Shirwac...

Madaxweyne Biixi oo Xilalka ka qaaday Badhasaabkii iyo Ku-xigeenkii Gobolka Daad-madheedh

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomiyihii iyo Guddoomiye ku-xigeenkii Gobolka Daad-madheedh, waxaanu beddelkooda u magacaabay masuuliyiin cusub.   War-saxaafadeed...

DJIBOUTI: Maxkamad Ka Gar-naqaysa Dacwad u dhaxaysa DP World iyo Dowladda Shiinaha iyo Sababta

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda DP World ayaa dacwad ku soo oogtay shirkad ay leedahay Dowladda Shiinaha oo badhtamaha sannadkii hore la wareegtay gacan-ku haynta Dekedda...

Masar iyo Jabuuti oo ka wada-hadlay Xaaladaha Ammaanka Mandaqadda oo Somaliland ku jirto

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Jabuuti Maxamed Cali Yuusuf  ayaa dhawaan kulan ujeeddo ballaadhan leh oo aan saxaafadda loo soo bandhigin la yeeshay...

Daawo Xildhibaanno Iyo Mamulka Xarunta Dhimirka RAYWAN Oo Baaq Culus U diray Xukumadda iyo Shacabka Soomaalida

Xildhibaanno Iyo Mamulka Xarunta Dhimirka RAYWAN Oo Baaq Culus U diray Xukumadda iyo Shacabka Soomaalida https://www.youtube.com/watch?v=r6-dIuIHMnY&feature=youtu.be

Adiga ayaan kuu shaqeeyaa! – W/Q: Xamse Cumar Kujoog

Hadda ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirrada iyo marti kale...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img