Monthly Archives: February, 2019

spot_imgspot_img

Xildhibaan Dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, kana tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho (SLpost)- Kooxo hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan, ayaa fiidnnimadii caawa toogasho ku dilay xildhibaan ka tirsan Golaha Baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo dhalasho ahaan...

Somaliland: Wasiir Ka Qayliyey Tirada Shaqaalaha ka hawl-gala Wasaaraddiisa oo kala badh aan shaqaynin iyo Qaar Mushahar la’aan ah

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Md Cismaan Jaamac Aadan, ayaa shaaca ka qaaday in tiro ku dhow 2,600 macalin oo...

Hargeysa oo la furay Shir lagaga dooday Kootada Haweenka iyo Doorkooda ka-qayb-galka Siyaasadda Dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada Somaliland, ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furtay kulan lagaga dooday Doorka Haweenka ee ka Qayb-galka Siyaasadda Dalka...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo lagu eedeeyey inuu Dib u Hurinayo Xasarad ka soo cusboonaata Deegaamada Woqooyiga Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa lagu eedeeyey inuu ku lug-leeyahay Deegaamayn uu ka wado Deegaamada Woqooyiga ee gobolka Maroodijeex. Odayaal...

Xisbiga Waddani oo soo bandhigay Natiijada uga soo baxday Kulankii Madaxweynaha Somaliland iyo Raysal-wasaaraha Ethiopia

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa natiijo lagu khasaaray oo aan qaranimada Somaliland iyo qaddiyadda dalka waxba u soo kordhin ku tilmaamay...

Muxuu Alle (SW) Kala Hadlaa Muruqan-Yar?

Khuburada ku xeelka dheer cilmiga barashada caafimadku waxay sheegaan, in marka ay dhimato maskaxadu uu qofku geeriyoodo, iyadoo ay inoo muuqato kumanaan kun oo...

Madaxweyne Biixi iyo Wefti Uu Hoggaaminayo oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Gobolka Gabiley (SAWIRRO)

Gabiley (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta si  ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Gabiley ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img