Sawir guud aan ka bixino doodda dhexmartay Muuse Biixi iyo Abiy Axmed – QORMO XIISO BADAN
QALINKII Barkhad-ladiif M. Cumar. Inta badan madaxweyne Muuse Biixi waa nin dadka iyo deegaankaba aad u kala yaqaan, qof kasta oo uu la kulmo waxa uu...
Is-wEydaari Indhaha, Farmaajow! W/Q: Maxamed Gacayte
Haday bishu hortaada timaado ma beenin kartid, kolkaa siday doonto haw dhigtee Somalia way ku qasban tahay inay bogaadiso kulanka Madaxda labada Dal ee...
ADDIS ABABA: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Booqday Safaaradda Somaliland Ku Leedahay Dalka Itoobiya
Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftiga uu hoggaaminayo oo ku guda jira safarka shaqo ee ay ku joogaan dalka Itoobiya, ayaa maanta...
“Waxa la isku af-gartay in arrimaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya lagu xalliyo wada-hadal iyo fagaare caalami ah” – War-saxaafadeed
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay soo-jeedin Raysalwasaaraha Itoobiya ugu gudbiyey madaxweynaha Somaliland in la sii amba-qaado wada-hadalladii u socday Soomaaliya. War-saxaafadeed ka soo...
Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Xilliga la bilaabayo Dhismaha Jidka Mashruuca Berbera Corridor
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Eng Cabdilaahi Abokor, ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan la bilaabayo dhismaha Mashruuca Berbera Corridor oo...
Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland oo si weyn loogu dabbaal-degay iyo Madaxweyne ku-xigeeka oo ka Qayb-galay
Hargeysa (SLpost) Magaalada Hargeysa waxaa siweyn looga xusay maalinta dhalinyaradd Somaliland taasi oo loo asteeyay 20-ka bisha February oo sannad kasta la xuso. Waxaana socodka...
Maxay Ka Wada-hadleen Madaxweyne Muuse Biixi iyo Raysalwasaare Abiy Ahmed oo Addis Ababa ku kulmay
Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo ku sugan caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, ayaa ...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

