“Ma Jirto Cid iga Saari karta Xisbiga Kulmiye…” – Cabdicasiis Samaale
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo, Mr Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa maanta ka qayb-galay shirweynaha 6aad ee Xisbiga Kulmiye oo...
Xisbiga UCID oo talooyin ka jeediyey Shirweynaha Kulmiye iyo Xisbiga Waddani oo aan ka soo Qayb-gelin
Borama (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa ka qayb-galay furitaanka Shirweynaha 6aad ee Xisbiga Kulmiye oo maanta ka furmay magaalada Boorama, balse waxa...
Salaadiinta gobolka Awdal oo Khudbado kala duwan ka jeediyey Madashii furitaanka Shirweynaha 6aad ee Kulmiye
Boorama (SLpost)- Salaadiinta ugu Tunka weyn bahda Dhaqanka ee Gobolka Awdal oo saaka ka qayb-galay shirweynaha 6aad ee Xisbga Kulmiye, ayaa khudbado ay ka jeediyeen...
Boorama: Madaxweyne Biixi oo Daah-furay Shirweynaha 6aad ee Kulmiye iyo Jewigii Madasha ee Saaka (DAAWO BILICDA SAWIRRO)
Boorama (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay shirka lixaad ee golaha dhexe...
DAAWO hadallo ay Shirweynaha Kulmiye ka jeediyeen Xubno ka socday Xisbiga Muxaafadka ee Jamhuuriyadda Jabuuti
Boorama (SLpost)- Xubno ka socda Xisbiga hoggaamiya siyaasadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa ka qayb-galay shirweynaha 6aad ee Xisbiga Kulmiye oo saaka ka furmay magaalada...
BARAKA SHAAH: Faa’idooyinka Caafimaad ee Shaaha Cagaaran
Shaaha Cagaaran ee Baraka Shaah oo tayadiisu aad u sarreyso, lana tijaabiyey faa'idooyinkiisa Caafimaad, kala Xidhiidh oo Xarunta Guud ee Shirkaddu ku leedahay magaalada...
Rashid Ali Architects: Hargeysa oo laga hirgleliyey Shirkad bixinaysa Adeegga Naqshadaha Dhismayaasha oo Heer Caalami ah
Hargeysa (SLpost)- Magaalada Hargeysa waxa laga furay Shirkad bixinaysa adeegyada Naqshadaha Dhismayaasha casriga ah taas oo laan-qaadaysa hannaanka Caalamiga ah ee shirkadaha adduunku u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

