“Haddii Doorasho Dhici-waydo, Muuse Biixi Fadhiyi Maayo…” – Eng Faysal Cali Waraabe
Daawo Khudbad uu guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ka Jeediyey Xaflad loo qabtay Qalin-jabinta Jaamacadda Alpha faraceeda Burco. "Haddii...
Xukuumada Somaliland Oo Furtay Shaqaalayntii Ugu Badnayd Iyo Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Bilowday Xulida 954 Kaalmo Shaqo Oo Kasoo Baxay Wasaaradda Waxbarashada
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha Dawladda ee Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geele oo ay weheliyaan masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland ee Wasiir Yaasiin Xaaji...
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xaflad Loo Qabtay Dufcadii 10aad Ee Ka Qalin-jebiysay Jaamacadda ADMAS
Hargeysa (SLpost)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb-galay xaflad ballaadhan oo loo sameeyay 607 (Lix boqol iyo todoba) arday...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Culus Oo Ka Socda Dalka Ingiriiska
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ballaadhan oo ka socda dalka Ingiriiska oo ay hoggaaminayso wasiiru-dawlaha...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Dhaqanka Xeerarka Kalluumaysiga iyo Qandaraasyada Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahayJSL/XM/WM/222-207/102018, ku dhaqan-geliyey laba xeer oo kala ah, Xeerka Kalluumaysiga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

