Boqortooyada Sucuudiga oo $3 Bilyan iyo Qiimo-dhimis Shidaalka ah ugu Yaboohday Waddanka
Hargeysa (SLpost)- Boqortooyada Sucuudiga, ayaa waddanka Pakistan ugu yaboohday inay siiyo taageero dhaqaale oo dhan 3 Bilyan oo Dollar muddo hal sanno gudaheeda ah...
SAX IYO QALAD: Doodda Xisbiyada iyo Xukuumadda ee Qabsoomidda Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaradka ayaa dhinac waliba dhinaca kale ku eedeeyey inuu caqabad ku yahay qabsoomidda doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Dowladaha...
Faysal Cali Waraabe oo Cagaha la dul-mariyey Madaxweyne Muuse Biixi “Reer Somalilandoow Waa Kaas Muuse…”
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu...
SOMALILAND: Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Booliska oo Baarlamaanka looga yeedhay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo Taliyaha Booliska Sarreeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa maanta Guddi-hoosaadka Amniga ee golaha...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Eedayntii ugu Cuslayd u jeediyey Hoggaanka Xisbiyada Mucaaridka (Sawirro+Video)
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Shacabka la wadaagay xaaladda guud ee dalka, horumarka ilaa hadda xukuumaddiisu ku tallaabsatay, isaga oo sidoo kalena...
Somaliland: Shax lagu soo bandhigay Saamiga Gobol Kastaa ka helay Deeq Waxbarasho oo Dalka dibaddiisa ah
Hargeysa (SLpost)- Kal-fadhigii 23-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka...
Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland oo si ballaadhan u xustay Maalinta Cuntada Adduunka
Hargeysa (SLpost)- Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayay xuska maalinta cunatada Adduunka, ayaa maanta ku qabsoontay magaalada Hargeysa, waxaana xuskan soo qaban-qaabisay Wasaaradda Horumarinta Beerraha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

