Monthly Archives: October, 2018

spot_imgspot_img

GORFAYN BUUG: “Miyiga ilaa Madaxtooyada – Socdaalkaygii Guusha” – W/Q: Maxamed Saleebaan Cumar

Sideedaba, ma hawlyara in qof qoro buug sooyaal ummadeed ka warramaya. Waa arrin u baahan halabuur, hawlkarnimo, hubsiino iyo dedaal dheeri ah. Sidoo kale,...

Somtel TE SubCom, Djibouti Telecom oo ku shuraakoobey Fibre Optic Xawaare Sare leh oo Xidhiidhiya dalalka Geeska Afrika

Sida uu daabacay warsidaha The Daily Nation, ee ka soo baxa dalka Kenya, waxay shirkadaha SOMTEL, TE SubCom iyo Djibouti Telecom ku shuraakoobeen xadhig Fibre Optic...

Guddooyaha Golaha Guurtida oo Caddeeyey inaanay Doorashooyinku ku qabsoomaynin wakhtiga loo muddeeyey

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan-Nuur), ayaa sheegay inaanay suurta-gal ahayn doorashooyin dalka ka qabsoomaya xilliga loo muddeeyey oo...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Digay In Ujeeddooyin Siyaasadeed Laga Dhex Raadiyo Shaqaaqada Ka Taagan Gobolka Sool

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si cad uga digay in siyaasad iyo ujeeddooyin kale oo gurracan looga faa’iidaysto colaadda ka...

Madaxweyne Biixi oo Macasalaameeyey 380 oo Arday oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Itoobiya

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada munaasibad sagootin ah ugu sameeyey 380 (Saddex boqol iyo siddeetan) arday reer Somaliland...

Djibouti Telecom, Somtel, and TE SubCom to cooperate the fastest High-capacity Fibre Optic Internet that connects East African Countries

DJIBOUTI CITY (SLpost)- Djibouti Telecom and Somtel today announced that the supply contract for the Djibouti Africa Regional Express 1 (DARE1) submarine cable system...

Somaliland: Go’aamo Xil-ka-Qaadis, Bedelaad, & Digniino Garsoorayaal Maanta Soo Baxay.

5 Garsoore oo Shaqada laga Eryey, 5 Garsoore oo Digiin kama dambays la siiyey Hargeysa-SLPost- Fadhi maanta ay yeesheen Gudoomiyaha Maxmadda Sare, ahna Gudoomiyaha Guddiga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img