“Shirka London Iyo Wixii Ka Soo Baxay Wax Ina Khuseeya Maaha” Faysal Cali Waraabe
(SL.Post) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng:FaysaL Cali waraabe, isla markaana ah Musharaxa Madaxweyne ee Xisbigan, ayaa ka hadlay Doorashada la filayo inay dhacdo dhammaadka sannadkan,...
Nuxurka Su’aalo Ku Saabsan Dekedda Berbera Iyo Saldhiga Imaaraadka Carabta Oo La Weydiiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda
(SL.Post) Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, wuxuu machadka Africa Research Institute ee xaruntiisu tahay magaalada London ka jeediyay khudbad ku saabsan...
Hargeysa: Khilaafkii Sababay Inay Gadiidka Basasku Shaqo-joojin Sameeyaan Oo Xal Laga Gaadhay
(SL.Post) Waxa la soo afjray khilaaf sababay in wadayaasha Gadiidka Basaska ee iskaga kala goosha magaalada Hargeysa ay kordhiyeen qiimaha ay shacbigu ku raacaan...
“Dalka Afar Inan Oo Aynaan Dooran Baa Ka Taliya” Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde
(SL.Post) Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaciil Jirde, sheegay in dalka ay ka taliyaan afar qof oo uu...
Guddoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiillada Oo Sheegay Inuu Soo Dhawaynayo La Dagaalanka Musuqa Ee Madaxweynuhu Iclaamiyay
(SL.Post) Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay inay muhiim tahay in hantida qaranka la ilaaliyo madaama ay Doorashadii...
“Madaxweynuhu Muu Ahayn Nin Musuq-Maasuq, Balse Fartiisa Ayaa Subaga Lagu Dhuuqay”Cabdirashiid Jaamac-dheri
(SL.Post) Cabdirashiid Jaamac Dheri, oo ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa meel ka dhac iyo arin fool xun ku tilmaamay in Xukuumaddu...
Sixir-bararka Dalka Ka Taagan Oo Saameeyay Nolosha Bulshada
(SL.Post) Sixi- bararka ba’an ee dalka ka taagan ayaa u muuqda inuu saameeyay guud ahaan nolosha shacabka Somaliland, iyadoo la dareemayo inaanu kor u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

