“Waxaanu Khaati Ku Joognay Cirro Oo Haysta Lacagtii 82-ka Xildhibaan, Yeeli-maayno In…” Faysal Cali Waraabe
(SL.Post) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa mar kale Wasiirrada Xukuumadda ku eedeeyay inay si gaar ah ugu adeegayaan...
Puntland Oo Kordhinaysa Tirada Xubnaha Barlamaankooda
(SL.Post) Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa sheegay in la kordhinayo tirada xubnaha Baarlamaanka Puntland, kaddib markii maalmihii la soo dhaafay ay...
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Magacaabay Madaxa Olalaha Ee Xisbiga Iyo Xilal Kale
(SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa magacaabay madaxa ololaha xisbiga. Sidoo kale Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa magacaabey Masuulyiinta xisbiga UCID ee dalalka...
Akhriso: Warbixin Ka Hadlaysa Saamiga Itoobiya Laga Siiyay Dekedda Berbera
(SL.Post) Dadweynaha Somaliland, ayaa si weyn u hadal haya la wareegidda dekadda Berbera iyo saamiga cusub ee la sheegay in laga siiyey dalka Itoobiya. Heshiishkii...
Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Maanso Ku Cabiray Siyaasadd Xumada Xukuumaadda
(SL.Post) Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle (Yuusuf Shaacir) oo kamid ah hal abuurka Somaliland, ayaa si adag uga hadlay siyaasadd xumada dalka ka taagan,waxaana uu...
Xildhibaan Rayte Oo Iska Casilay Xisbiga WADDANI + Sababta
(SL.Post) Xildhibaan Ibraahim Jaaamac Cali (Rayte) oo ka mid ahaa masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa sheegay inuu gebi ahaanba iska casilay xubinimadii...
Guddoomiyaha KULMIYE Oo Natiijada Shirkii Somalia Ee London Ku Tilmaamay Duullaan Somaliland Lagu Soo Qaaday
(SL.Post) Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa duullaan lagu soo qaaday Jamhuuriyadda Somaliland ku tilmaamay natiijada shirkii dhawaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

