Monthly Archives: May, 2017

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Digtay Ka Qayb-galka Shir Uu Ingiriisku Martigalinayo

(SL.Post)  Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyada Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in aanay Somaliland khusayn shirka ay martigalinayso dawladda Ingiriisku ee bisha...

“Nimanka Dagaalka Ku Dhawaaqay Wax Aanu Ka Aqbalayno Maaha” Wasiisu Dawlaha Amniga

(SL.Post) Wasiiru dawlaha amniga ee Wasaaradda arrimaha guddaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriy,  ayaa sheegay inay  gacan bir ah lagu dhiggi doonno qaar ka mid...

Faysal Cali-waraabe Oo WADDANI Uga Digay Weedhaha Colaadaysan Ee Ay Bulshada Ku Dhego-barjeeyeen

(SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa ka dareen celiyey dhawaaqyadii dhiillada lahaa ee shalay kasoo yeedhay saraakiil katirsan xisbiga...

“Cid Kasta Oo Ay Ku Caddaato Lunsi Iyo Xatooyo Xoolaha Qaranka, Waa In Tallaabo Sharci Ah Laga Qaadaa” Madaxweyne Siilaanyo

(SL.Post) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, wuxuu  kulan muhiimada isugu yeedhay Saddexda hay’addood ee kala ah Hanti dhawrka guud ee qaranka ,...

Xukuumadda Oo Ka Hadashay Shaqaalaha Ajaanibka Ah Ee Dalka Ka Qabta Shaqooyinkii Muwaadiniinta

(SL.Post) Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Maxamed Cabdilaahi Obsiiye, ayaa ka hadlay shaqo la’aanta baahsan ee dalka ka jirta, iyo shaqaalaha ajaanibka ah ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img